Browsing: Caalamka
Hogaamiyagha Isbaheysga mucaaradka Kenya ayaa la sheegay in caawa Isbitaal loola cararay kadib markii xaaladii caafimaad ay degdeg isu bedeshay.
Ciidamada Ciraaq ayaa xaqiijiyay inay si buuxda ula wareegeen magaalada taariikhiga ah ee Mosul inay ka saareen kooxda minditiinta Daacish…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa weerar ay ku qaaday Gobolka Xeebta ee dalka Kenya ku dishay 9 qof oo la sheegay in…
Wasiirkii Amniga gudaha ee dalka Kenya Joseph Nkaissery ayaa la shaaciyay inuu xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi.
Isbaheysiga dalalka kasoo horjeeda dalka Qatar ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay inay tallaabooyin hor leh ka qaadi doonaan…
Dowladda Mareykanka ayaa digniin kasoo saaray khilaafka ka dhex taagan dalalka Khaliijka, iyadoo sheegtay in xaaladu ay gaartay is mari…
Shir ay magaalada Qaahira ku yeesheen isbaheysiga dalalka qaadacay dalka Qatar ayaa laga soo saaray bayaan lix qodob ka kooban…
Xaalad cusub ayaa laga dareemay khilaafka u dhaxeeya dalalka Khaliijka iyo Qatar, iyadoo ay shalay ku dhammaatay mudaddii 10-ka maalmood…
Duullimaadka dayaaradda AirAsia ee u socday Kuala Lumpur ayaa lagu khasbay inuu ku labto Australia, ka dib markii ay shimbiro…
Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayyib Erdogan ayaa ku dhawaaqay qorshe ay dowladiisa ku sameysaneyso markabkii ugu horeeyay ee diyaaradaha xambaara.
Sacuudi Carabiya iyo saddex dal oo kale oo Carab ah ayaa 48 saac ku kordhiyay wakhtigii kama dambaysta ahaa ee…
Boqorka Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa amar ku bixiyay in shaqada laga eryo qoraa wargeys oo xamaasad badan dhaliyay, kadib markii…
Sawir qaadayaal ka tirsan wakaalada wararka Reuters ayaa u suuragashay inay tagaan magaalada Mosul, gaar ahaan halkii uu ku yiilay…
Dadka ka soo jeeda lix dal oo Muslimiintu ku badan yihiin iyo dhammaan qaxootiga raba in ay Maraykanka u safraan…
Ciidamada dowladda Ciraaq ayaa dib uga qabsaday kooxda la baxday Dawladda Islaamka ee ISIS goobtii uu ku yaallay masaajidkii la…
Qeybo ka mida wareegtadii xayiraada madaxweynaha Mareykanka saaray dadka kasoo jeeda lix dal oo Soomaaliya ka mid tahay ayaa dhaqangalay…
Wadanka Kenya oo ka mid ah dalalka Afrika ee halista ku haaya cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS, waxayna Kenya noqotay…
Haweenay da’ ah oo safraysay ayaa dib u riday duulimaad diyaaradeed oo ka kici lahaa magaalada Shanghai ka dib markii…
Ra’iisul wasaaraha Britain Theresa May ayaa sheegtay inay dooneyso in saddex milyan oo ah muwaadiniin ka soo jeeda waddamada Midowga…
Maxkamada Sare ee Mareykanka ayaa ogolaaday qodobo ka mid ah go’aankii madaxweyne Trump uu kaga mamnuucay inay soo galaan Mareykanka…
