Browsing: Caalamka
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa jibiyay caado muddo 20 sano soo jirtay markii uu diiday inuu martigeliyo casho sharafeed munaasabadda…
Tirada dad ku dhintay booed shidaal siday oo ku qaraxday meel u dhaw magaalada bariga Pakistan ku taal ee Ahmedpur…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Boqortooyada Sacuudiga ay ku dhawaaqay in Berri oo Axad ku beegan tahay Ciidul…
Ciidul Fitriga ayaa loo dhawaaqay dalal Muslim ah oo maalinta berito ay ciid u tahay, iyadoo muddo 29 maalmood ah…
Dowladda Maraykanka ayaa ku tilmaamtay xiisadda sii socota ee u dhexeysa dalka Qadar iyo waddamo kale oo Carab ah, in…
Dowladda Sacuudiga ayaa goor dhoweyd shaacisay inay hay’addaha ammaanka dalkaasi ay ka hortageen falal argagixiso oo loo qorsheeyay in lagu…
Dowladda Turkiga ayaa si kulul uga hor timid, jawaab degdeg ahna ka bixisay dalab ay soo jeediyeen dalalka Sacuudiga iyo…
Afar dal oo Carbeed ayaa dawladda Qatar ka dalbaday liis ay ku qoran yihiin 13 dalab oo ay waajib tahay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dabley loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Alshabaab ay weerar ku qaadeen xarunta…
Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa xalay ka qeyb galay habeenka nooleynta Leyla-tul Qadriga oo lagu qabtay Masjidka Jaamaca ah…
Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin C/casiis ayaa qaaday tallaabo uu dhaxalka boqornimada dalkaasi ugu magacaabay wiilkiisa.
Ciidamada Badda Sacuudiga ayaa qabtay Iiraaniyiin wadatay Doon kalluumeysi oo la sheegay inay ku xadgudbeen xuduudka Badda ee Sacuudiga.
Aqalka cad ee Maraykanka ayaa sheegay in Maraykanka uu is difaaci doono ka dib markii Ruushka uu ku dhawaaqay inuu…
Ciidamada Turkiga qeybtii ugu horeysay ayaa gaartay dalka Qatar, kadib heshiis labada dal dhex maray oo Baarlamaanka Turkiga uu ansixiyay…
Gabar muslim ah ayaa lagu afduubtay kadibna la dilay gobolka Virginia ee dalka Mareykanka, kadib markii ay kasoo baxday Masjid…
Nin ayaa dhintay siddeed kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii gaadhi ladulmariyay dad ku sugnaa hareeraha wado ka…
Dabley hubeysan ayaa caawa weerar ku qaaday hotel Caan ah oo dadka ajnbiga ah ay degaan iyadoo afduub u qabsatay…
Dowladda Suudaan ayaa ku adkeysatay mowqifkeeda ah inaysan dhinac raadin khilaafka ka dhex taagan dalalka Khaliijka.
Boqortooyada Sacuudiga ayaa dalka Pakistan si cad ugu sheegtay inuu kala doorto cidda uu la jiro Isbaheysiga Sacuudiga iyo Dalka…
Todobo badmaaxayaal Mareykan ah oo sarnaa markab dagaal oo uu leeyahay Mareykanka, muddo laba maalmood na la la’aa ayaa la…
