Browsing: Caalamka
Ciidamada badda Mareykanka ayaa sheegay in todobo kamid ah askartii saarnayd Markabka USS FITZGERALD la waayay ugu yaraan 3 kalena…
Dowlada Sacuudiga ayaa markale ku edeesay dalka Qatar inay taageerto argagixisada, sidoo kalena ay faragelin ku sameyso arrimaha wadamada kale.
Sida ay baahisay Wakaalada Wararka Sacuudiga, dowladda Sacuudiga ayaa diiday in Turkiga uu saldhig milateri ku yeesho dalkeeda.
Waxaa gebi ahaan la joojiyay bartii Telefishanka Aljazeera ku lahayd barta warbaahinta bilsahda ee Twitterka.
Dowladda Masar oo ka mida isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ee ka horjeeda dalka Qatar ayaa ku yaboohday inay ciidamo u…
Ruushka ayaa sheegay in laga yaabo duqeyn ay diyaaradaheeda geysteen lagu dilay hoggaamiyaha sare ee kooxda Khilaafada islaamiga ee Daacish.
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay heshiis uu diyaarado dagaal uga iibinayo dalka Qatar, arrintan oo ku soo beegantay iyadoo xiisad diblomaasiyadeed…
Dowladda Qatar ayaa ku dhwaaqday inay ciidamadeeda kala baxday xuduudka u dhaxeeya dalalka Jabuuti iyo Ereteriya.
Dab wayn ayaa qabsaday dhisme ku yaalla magaalada London, iyadoo laga cabsi qabo inuu gebi ahaan burburro.
Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayyib Erdogan ayaa farriin toos ah u diray Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis isagoo u sheegay inuu…
Dalka Imaaraadka Carabta ayaa lagu eedeeyay inuu olole u galay, dhaqaale badanna ku bixiyay sidii loo ridi lahaad dowladda Turkiga…
COMMUNIQUÉ OF THE 31ST EXTRA-ORDINARY SUMMIT OF IGAD ASSEMBLY OF HEADS OF STATE AND GOVERNMENT ON SOUTH SUDAN
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qaabkii loo farsameeyay qarixii lala beegsaday magaalada Manchester ee dalka UK.
Wasaaradda Waxbarashada Sucuudiga ayaa amartay in maktabadaha iyo xarumaha cilmiga dalkaasi laga saaro Kitaabada uu qoray Sheekha caanka ah ee…
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa goor dhow shaaciyay jiritaanka weerar ay ciidamada Mareykanka
Wilka ugu yar wiilasha uu dhalay hogaamiyihi hore ee dalka Liibiya Macamar Al-Qadafi, uguna saameynta badnaa ayaa la sheegay in…
Diyaarad kasoo duushay dalka Slovenia kuna socotay UK ayaa si degdeg ah loo dejiyay, ka dib markii duuliyaha loo sheegay…
Kadib markii ay qaraxay xiisada diblomaasiyadeed ee Khaliijka oo Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ay xiriirkii u jareen dalka Qatar…
Madaxweyne Erdogan: “Sacuudiga waa inuu xayiraadda ka qaadaa Dalka Qatar, waana…” [Farriin uu diray]
Madaxweynaha Rajeb Tayyip Erdogan ayaa dalbday in guud ahaan la qaato xayiraadda Saudiga iyo dalalka Khaliijka ku soo rogeen dalka Qatar.
Xisbiga haya tallada dalka Britain ee ay hogaamiso ra’iisul wasaare Theresa May ayaa lumiyay aqlabiyadda uu ku lahaa baarlamaanka ka…
