Browsing: Caalamka
Dowladda Sacuudiga iyo dalalka Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ayaa soo saaray Liis ay sheegeen inuu yahay Shakhsiyaadka iyo ururada argagixisada…
Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay in dalkaasi ciidamo u diro Dalka Khaliijka Carbeed ee Qatar.
Dowladda Jabuuti ayaa shaacisay inay xiriirkii diblomaasi ee ay la lahayd dalka Qatar si weyn hoos ugu dhigtay.
Wararkii ugu danbeeyay ee weerarka dabley hubeysan ku qaaday xarunta baarlamaanka dalak Iiraan ee magaalada Tehran ayaa sheegaya in weerarku…
Wararka laga helayo dalka Iiraan ayaa sheegaya in weerar qaraxyo ah lagu qaaday Baarlamaanka dalka Iiran ee magaalada Tehran iyo…
Madaxweynaha Turkiga Rajeb Tayyip Erdogan ayaa dhexdhexaadin ka dhex bilaabay dalalka Khaliijka iyo dalka Qatar.
Nin Soomaali ah ayaa lagu dilay dalka Australia kadib markii uu fal afduub ah ka geystay dalkaasi, laguna tuhmay inuu…
Laba ka mida raggii ka dambeeyay weerarkii gaariga iyo Mindiyaha loo adeegsaday ee Sabtidii ka dhacay magaalada London ayaa la shaaciyay…
Sacuudiga, Imaaraadka iyo Masar oo xiriirkii u jaray dalka Qatar iyo dagaal diblomaasiyeed oo qarxay
Sacuudi Carabiya, Masar, Baxrayn iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa xiriirkii dublamaasi u jaray dawladda Qadar iyaga oo ku eedeeyay in…
Booliska magaalada London ayaa waxa ay sheegeen in ay rumaysan yihiin in lix qof ay ku dhinteen in ka badan…
Kooxda Alshabab ayaa weerarro isdaba joog ah ka geystay Gobolka W/Bari ee Kenya, iyadoo qaraxyo iyo weeraro is dabajoog ah…
Wararka laga helayo Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in dagaalamayaan ka tirsan kooxda Alshabaab ay weerar ku qaadeen degaanka Faafi…
Qarax aad u weyn oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay magaalada Kabul ee dalka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madixii Aqalka Cad ee dalka Mareykanka u qaabilsanaa xiriirka uu is casilay.
Wararka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegay in 8 qof lagu dilay rasaas lagu furay dad kala duwan oo ku…
Warbaahinta Maraykanka ayaa sheegtay in wiilka madaxweyne Trump soddoga u yahay isku dayey in uu si sir ah xidhiidh ula…
Baaritaankii Hay’adda denbi baarista Mareykanka ee FBI ayaa soo gaaray wiilka uu sodogga yahay madaxweynaha Mareykanka Jared Kushner oo la-taliye u…
Waxaa soo baxaya faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan is-miidaamiyaha qarxiyay xafladii magaalada Manchester.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska Kenya ayaa lagu dilay qarax ka dhacay degmada Liboi ee u dhow xududka Soomaaliya.
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee Itoobiya Tedros Adhanom ayaa loo doortay madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Q/Midoobay WHO.
