Browsing: Caalamka
Ninkii ka danbeeyay qarixii ka dhacay magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska ayaa la macgaabay.
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee Itoobiya Tedros Adhanom ayaa laga yaabaa in maanta loo doorto madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa cambaareeyay qaraxa ka dhacay magaalada Mancherster ee dalka Ingiriiska.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax xoog leh oo xalay ruxay magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska.
Madaxda Alshabaab ayaa tababar u soo xiray dagaalameyaal Kenyaaan ah oo ka howgeli doono dalkooda gudaha dalkooda.
Qarax xoog leh ayaa ruxay magaaada Manchester ee daka Ingiriiska xalay xilii dambe, iyadoo lala beegsaday goob uu ka socday…
Booliska Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah maanta u shaaciyay inuu ku soo biiray askarigii ugu horeeyay…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa isku fuuqsaday dhammaan xilalkii madaxweynaha iyo xisbigiisa kadib markii shalay dib loogu doortay guddoomiyaha xisbigiisa…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo booqasho ku jooga dalka Sacuudiga ayaa xalay ka qeyb galay ciyaarta hidaha iyo dhaqanka Sacuudiga.
Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin C/casiis ayaa madaxweynaha Mareykanka ku shartay billada ugu sareysa boqortooyada Sacuudiga.
Kooxda shiicda dalka Yeman ee Xuuthiyiinta ayaa Gantaal nooca Blastic-ada ah ku weeraray magaalada Riyaad ee dalka Boqortooyada Sacuudiga.
Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay lacago fara badan oo malaayiin doolar ah ay ka heshay Koronto ay u dhoofisay dalalka…
Dalka Iran waxaa la soo gabgabeeyay codbixinta doorashada madaxweynaha.
Dacwad oogayaasha dalka Sweden ayaa sheegay inay joojiyeen baaritaan kufsi oo muddo toddoba sano socday, kaasi oo ka dhan ahaa…
Nin la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada Badda Mareykanka ayaa gaari uu watay ku weeraray dad badan oo ku sugnaa…
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhitgay askari Kenyaati oo ah maxbuus ahaan u heysato, kaasoo baaq u diray dowladda Kenya iyo…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa soo dhexglay murankii ahaa in uu madaxweyne Donald Trump siiyay sir xaasaasi ah wasiirka arrimaha…
Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka ayaa beeniyay wararka sheegaya in madaxweyne Trump uu madaxii hore FBI-da James Comey
Kooxda Alshabaab ayaa weerar ku qaaday gudaha Kenya, iyadoo qasaare dhimasho iyo dhaawac ah ka dhashay weerarkaasi iyo askar lagu…
