Browsing: Caalamka
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu macluumaad sir ah oo muhiim ah oo ku saabsan kooxda la…
Dawladda Kuuriyada Waaqooyi ayaa sheegtay in gantaalkii ay tijaabisay Axaddii uu ahaa nooc cusub oo awood u leh in uu…
Qoraal ka soo baxay Waaxda Fulinta arrimaha socdaalka iyo Kastamada ee ICE ayaa lagu xaqiijiyey celinta Muwaadiniin u kala dhalatay…
Waxa lagu soo waramayaa in dhowr wadan oo ay ka mid yihiin Ingiriiska, Spain, Ruushka, Mareykanka iyo Shiinaha lagu qaadey…
Ra’iisal wasaaraha UK Theresa May ayaa shirka ka tagtay madasha shirka caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya kadib markii ay khudbad…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa soo saaray wareegto uu xilkii uga eryay agaasimihii hay’adda dambi baarista Mareykanka ee FBI James Comey.
Doorashadii madaxweynaha Fransiiska ayaa natiijadeedii la shaaciyay goor dhow, iyadoo uu ku guuleystay Emmanuel Macron.
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku tilmaamay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ‘nin aad xariif u ah’.
Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Germany ayaa booqasho aan hore loo sii sheegin goor dhoweyd ku soo gaaray magaalada Muqdisho.
La-taliyihii hore ee amniga qaranka Maraykanka Micheal Flynn ayaa eedo cusub lagu helay kadib lacago uu ka qaatay dalalka Turkiga…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama oo markii ugu horeysay dib ugu soo laabtay nolosha dadweynaha
Wasiirkii Gaashaandhigga iyo Taliyihii ciidamada Afghanistan ayaa is-casilay kadib weerarkii dhimashada badnaa ee Jimcihii lagu qaaday saldhigga Mazar-e-Sharif.
Boqorka Sacuudiga Salman Bin C/casiis ayaa ku dhaqaaqay isku shaandheyntii ugu weyneyd ee u sameeyo isagoo xilal u magacaabay wiilal…
In ka badan 100 askari oo Afghanistaaniyiin ah ayaa lagu dilay amaba lagu dhaawacay weerrar uu Ururka Taalibaan Jimcihii ku…
Haweenay ka tirsan booliiska Maraykanka oo ku jirtay fasax ayaa iyadoo biskooladeedii ku wadata boorsada gacanta ka duushay garoonka caalamiga…
Sarkaal boolis ah ayaa la dilay, mid kalena waa la dhaawacay weerar hubeysan oo ka dhacay caawa magaalada Paris ee…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si kulul u cambaareysay weerar qarax oo maanta lala beegsaday Kolonyo ay la socdeen xubno ka…
Markabka qaado diyaaradaha dagaalka iyo mid ka ciidamada ee Mareykanka ayaa la sheegay in aysan aadin dhanica Kuuriyada Woqooyi.
Haweeneyda ugu raadinta badan ee dowladda Kenya a madaxeeda saartay lacag dhan 2 Milyan oo Shilinka dalkaasi ah ayaa meydkeeda la…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay inuu ku guuleystay aftidii guud ee dadweynaha dalkaasi.
