Browsing: Caalamka
Afti guud oo maanta ka dhaceysa dalka Turkiga ayaa lagu go’aaminayaa inuu dalkaasi ka guuro nidaamka Baarlamaaniga ah ee uu…
Kuuriyada waqooyi ayaa ku soo bandhigtay awooddeeda military oo aad u weyn, oo uu ka dhex muuqday Gujis cusub oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Bamka ugu weyn caalamka oo markii ugu horeysay shalay loo adeegsaday Godad ku yaala…
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay in Bamka ugu weyn dunida ee hore loo adeegsan lagu riday…
Kooxda kooxda Borussia Dortmund ayaa dib u dhigtay ciyaartii ay caawa la yeelan lahayd kooxda reer France ee Monaco oo ka…
Qaraxyo ayaa ka dhacay magaalada Dortmund ee dalka Jarmalka, iyadoo qaraxyada ay ka dhaceen agagaarka Bas ay saarnaayeen kooxda kubadd cagta…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa tacsi u dirtay dowladda shacabka Masar iyadoo uga tacsiyadeysay weerarradii ka dhacay maanta Kaniisado ku yaala dalkaasi…
Qarx loo adeegsaday Bam la dhigay qeybta hore ee Kaniisad ku taalla dalka Masar ayaa geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac…
Weerar la sheegay inuu yahay mid aragagixiso ayaa ka dhacay dalka Sweden kadib markii gaari weyn la jiirsiiyay dadweyn ku…
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka, ayaa sheegaya p in Mareykanku uu duqeyn ka geystay saldhig ciidamada cirka Siiriya leeyihiin.
Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabo ahaan gantaal riddo dheer uga soo gantay dekedda dhanka bari ku taalla ee Sinpo iyada oo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax ka dhacay xarun Tareenada dhulka hoostooda mara laga raaco magaalada St. Petersburg,…
Trump oo wareysi siiyay wargeyska The Financial Times ayaa laga soo xigtay isagoo leh in hadii Shiinuhu uu xallin kari…
Booliska Pakistan ayaa sheegay in ugu yaraan 20 qof uu dilay nin madax ka ah meel ay ku cibaadaystaan dadka…
Maxkamad federaali ah oo Mareykan ah ayaa xukun ku riday laba haween oo Soomaali-Mareykan ah kuwaas oo ku eedeysnaa in…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Soomaaliya u aqoonsaday ‘AAG DAGAAL’ kadib wareegto uu soo saaray Arbacadii oo lagu qeexay arrintan.
Gabadha uu dhalay madaxweynaha Mareykanka Donald ee lagu magacaabo Ivanka Trump ayaa noqoneysa shaqaale ka tirsan Federaalka, waxaana loo magacaabay…
Xaakim ka tirsan Federaalka Maraykanka oo jooga Hawaii ayaa wakhti aan la cayimin kordhiyey inay sii jirto hakinta amarkii socdaalka…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa ogolaaday inuu dib ula laabto sharcigii caafimaadka ee lagu bedeli lahaa Obama Care oo ah shariga hadda…
Booliska Ingiriiska ayaa shaaciyay sawirrada ninkii geystay weerarkii London ee xarunta Baarlamaanka UK oo lagu dilay 5 qof, 20 kalena lagu…
