Browsing: Caalamka
Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak ayaa maanta xabsiga laga sii daayay, iyadoo xoriyad buuxda dib u helay.
Booliska Ingiriiska ayaa shaaciyay magaca ninkii fuliyay weerarkii shalay lagu qaaday xarunta Baarlamaanka ee Westminster.
Weerar isugu jira Mindi iyo gaari la jiirsiiyay dad ayaa ka dhacay bannaanka dhismaha Baarlamaanka ingiriiska ee Palace of Westminster.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in rasaas toogasho ah ay dhacday bannaanka dhismaha Baarlamaanka ingiriiska ee Palace of Westminster.
Nin isku dayay inuu qori ka qaato askari ka mida ilaalada Garoonka diyaaradaha Orly ee magaalada Paris ayaa toogasho lagu…
Wararka laga helayo magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa shegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dishay afhayeenka ciidamada Booliska…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa jug kale kasoo wajahday wareegtadiisii labaad ee joojinta dadka kasoo jeeda lix dal oo muslim ah inay…
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain ayaa saaka socdaal aan la shaacin ku soo gaaray magaalada Muqdisho sida ay sheegeen ilo ku…
Lix gobol oo ka tirsan gobollada Mareykanka ayaa sheegay inay halgan sharci ah u geli doonaan sidi ay u joojin…
Labo nin oo Somali ah ayaa lagu xiray garoonka diyaaradaha JKIA kadib markii fal mamunuuc ah ku kaceen duulimaadyo kala…
Booliska dalka Maleysia ayaa shaaciyay inay fashiliyeen qorshe lagu doonayay in lagu khaarijiyo Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin C/casiis.
Dadka weerarka gaystay ayaa galay isbitaalka ugu wayn ee milatarigu ay ku leeyihiin magaalada Kabul, waxaana wali socda weerar rasaas…
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay amar fulineed cusub oo dadka kasoo jeeda lix dal ka mamnuucaya inay soo…
Agaasimaha guud ee FBI-da James Comey aayaa beeniyay sheegashada Trump ee ka dhanka madaxweynihii hore Barack Obama.
Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqay olole loogu gurmanayo dhowr dal oo abaaro ba’an ay ku dhufteen, isla markaana xaalad ba’an…
Madaxda dalalka Itoobiya iyo Uganda ayaa ka wadahadlay xaaladda Soomaaliya, kadib socdaal rasmi ah oo Ra’iisal wasaraha Itoobiya ku tegay…
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa socdaal rasmi ah oo 9 maalmood qaadanaya ku tegay dalka Indonesia iyadoo socdaalkiisu soo…
Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe ayaa maanta u dabaaldegay sanadguuradiisii dhalashadiisa isagoo 93 sano jirsaday.
Haweeney Soomaali ah ayaa la soo weriyya inay fal naxdin leh ku dhaqaaqday magaalada Oslo ee dalka Norway, gaar ahaan…
Saddex ruux oo rabay in ay is qarxiyaan ayaa la dilay iyaga oo qorshaynayay in ay gudaha u galaan maxkamad…
