Browsing: Caalamka
Waxaa la xaqiijiyay inuu xabsi ku yaala Mareykanka ku geeriyooday sheekhii caanka ahaa ee Cumar C/raxmaan oo ahaa asaasihii Jamaacadda…
Sarkaal uu madaxweyne Donald Trump u xushay in uu noqdo kaaliyihiisa cusub eee Ammaanka Qaranka ayaa diiday xilkaasi.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa nin lagu dilay dalka Mareykanka oo la xaqiijiyay inay walaalo yihiin madaxweynaha Waqooyiga…
La-taliyihii dhinaca ammaanka ee madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa is casilay, kadib markii uu soo shaac baxay xiriir sharci…
Soomaalida ku nool dalka Kenya, gaar ahaan xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa isugu soo baxay wadooyinka iyagoo u dabaadegaya…
Kadib markii Qaadi ka tirsan federaalka Maraykanka ayaa si ku-meel-gaar ah u hor istaagay xannibaaddii uu Madaxweyne Trump ku soo rogay…
Maamulka madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump ayaa cirka ku shareeray xiisad ka dhaxeysa dalalka Iiraan iyo Marekaynka, iyadoo cunaqabateyn ku…
Nin ku hubeysan Baangad ayaa magaalad Paris weerar ku qaaday askari ilaalo ku jiray meel u dhow matxaf weyn oo…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in dagaalyahano loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Alshabaab ay weerar ku qaadeen…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in nin hubeysan uu isbitaal ku yaala magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ku qabsaday…
Safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka ayaa soo saartay qoraal ku saabsan xayiraadda Mareykanku ku soo rogay dalal ay Soomaaliya ka mid…
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump ayaa xilkii ka qaaday xeer ilaaliyihii guud ee Mareykanka haweeneyda lagu magacaabo Sally Yates…
Wadaad ka mida kuwa ugu waaweyn culimada dalka Ciraaq ayaa ku amray dadka Mareykanka ee ku sugan Ciraaq inay ka…
Lix Qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday masaajid ku yaalla magaalada Quebec city ee dalka Kanada.
Orodyanka caanka ah ee heer caalami asalkiisuna yahay Soomaaliga Mo Farah ayaa weerar ku qaaday madaxweynaha Cusub ee Mareykanka Donald…
Maxkamadda magaalada New York ayaa taageertay dood sharciyadeed ee ay gudbiyeen dadka ka soo horjeeda xannibaadda sida ku meelgaar ka…
Qareenada ay qabsadeen laba muwaadin oo u dhashay dalka Ciraaq kuwaasoo laga qabtay Garoonka magaalada New York kadibna la xiray…
Dowladda Iiraan ayaa jawaab degdeg ah ka bixiyay go’aankii madaxweyanaha cusub ee Mareykanka ee dadka 7 dal oo muslim ah…
90 qof oo Soomaali ah iyo laba Kenyan ah ayaa laga soo masaafuriyay dalka Mareykanka sababo aan kala caddeyn.
Madaxweynaha lagu qasbay inuu xilka ka dego ee dalka Gambiya ayaa la xaqiijiyay inuu lacag badan kala baxday khanada dowladda…
