Soomaalida ku nool dalka Kenya, gaar ahaan xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa isugu soo baxay wadooyinka iyagoo u dabaadegaya guusha madaxweynaha la doortay ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Nairobi ayaa ka mida meelaha ay Soomaalida isugu soo baxday ee lagu taageeray doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho.
DAAWO



BREAKING: (Video) Somalis in Eastleigh district of Nairobi, Kenya celebrate the election of Mohamed Abdullahi Farmajo as president. pic.twitter.com/wMdS7tR9UR
— Harun Maruf (@HarunMaruf) February 8, 2017

![Soomaalida Nairobi oo isu soo bax ku taageertay doorashada Farmaajo [Sawirro & Video]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/02/islii1-1024x768.jpg)