Browsing: Islii
Wararka laga halayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in gabar ka mida ahayd hablo Soomaaliyeed oo la afduubtay nolol lagu helay.
Wasaaradda Caafimaadka Kenya ayaa bandow 24-ka saac ah kusoo rogtay xaafadda Soomaalidu u badan tahay ee Islii, magaalada Nairobi.
Booliska magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa xiray haween fara badan oo Soomaali, kuwaasoo xaflad aroos ku dhigtay xaafadda Islii,…
Warbaahinta Kenya ayaa ka hadashay qiso naxdin leh oo ka dhacday xaafadda Soomaalida u badan tahay ee magaalada Nairobi, halkaasoo…
C/kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa Caawa ka degay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo kasoo kicitimay magaalada Adis ababa ee…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in xaflad ay qabanqaabiyeen taageerayaasha Madaxweynaha Soomaaliya oo magaalada Nairobi ka socotay lagu…
Suuqa Gikomba ayaa la sheegay in uu dab qabsaday xalli saqdii dhexe. Wuxuu ku dhowyahay xaafadda Islii ee Nairobi.
Soomaalida ku nool dalka Kenya, gaar ahaan xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa isugu soo baxay wadooyinka iyagoo u dabaadegaya…
Booliska magaalada Nairobi ayaa xalay qaaday howlgal uu ku burburiyay goobigii ganacsatada yaryar ee waratada loo yaqaan ku lagaayeen xaafadda…
