Browsing: Caalamka
Askari boolis ah ayaa lagu dilay weerar ay kooxda Alshabaab ku qaaday magaalada Mandhera ee Waqooyi Bari Kenya.
Haweenka Mareykanka iyo Dunida ayaa bannaanbaxyo waaweyn kala hortegay madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump, iyadoo malaayiin haween ah ay…
Shalay subaxnimadii oo dalka Mareykanka ay ka socotay qabanqaabada xafladii dhaarinta madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump waxaa barbar socday…
Donald John Trump ayaa maanta noqday madaxweynaha 45-aad ee dalka Mareykanka, isagoo dalka Mareykanka hoggaamin doonaa afarta sano ee soo…
https://wadani.com/madaxweyne-donald-trump-aduunyada-miyuu-bedeli-doonaa-mise-isagaa-la-bedeli-doonaa/
Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogan ayaa laga yaabaa inuu dalkiisa sii xukumo ilaa sanadka 2029-ka.
Waxaa maanta lagu wadaa in la caleemo saaro madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump oo noqonaya madaxweynaha 45-aad ee Mareykanka.
Madaxweynaha la doortay ee dalka Gambiya Adama Barrow ayaa goor dhoweyd lagu dhaariyay Safaaradda dalka Gambia ee magaalada Dakar dalka…
Muranka awoodeed ee salka ku haya kursiga madaxweynaha dalka Gambia ayaa cirka isku shareeray kadib markii madaxweyne Yahye Jammeh (Yaxye…
Dad ka badan 60 qof ayaa lagu dilay 120 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray weerar is-miidaamin ah oo ka…
Diyaarad nooca xamuulka ah oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa kuburburtay Garoonka diyaaradaha caasimadda dalka Kyrgzstan ee Bishkek.
Xubno ka mida maamulka madaxweynaha cusub ee Mareykanka u magacaabay jagooyin waaweyn ayaa ka hor yimid aragtida Donald Trump.
Ahmed Hussen oo ah nin asalkiisu yahay Soomaali ayaa maanta loo magacaabay inuu noqdo wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyadaha ee…
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa nin uu sodog u yahay oo lagu magacabo Jared Kushner u magacaabay la-taliyihiia Sare…
Ninka geystay weerarkii ka dhacay garoonka Fort Lauderdale ee dalka Mareykanka ayaa la sheegay inuu ahaa askari ka tirsanaa ciidamada Mareykanka,…
Shan qof ayaa lagu dilay rasaas uu furay qof weerar ku qaaday garoonka Fort Lauderdale ee Florida, dalka Mareykanka.
Ciidamada Ammaanka Turkiga ayaa baahiyay muuqaalka iyo sawirka nin habeenkii sanadka cusub dad badan oo damaashaad ku jiray ku laayay…
Nin hubeysan ayaa weerar ku qaaday Baar lagu caweeyo oo ku yaala magaalada Istanbul ee dalka Turkiga iyadoo lagu dilay 39…
