Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Donald Trump oo wiil gabadhiisa qaba u magacaabay la-talihiisa Aqalka Cad ee Mareykanka

    Donald Trump oo wiil gabadhiisa qaba u magacaabay la-talihiisa Aqalka Cad ee Mareykanka

    January 10, 20172 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa nin uu sodog u yahay oo lagu magacabo Jared Kushner u magacaabay la-taliyihiia Sare ee Aqalka cad.

    Jared Kushner oo hadda 35-sano jir ah, wuxuu kaalin muhiim ah ka ciyaaray ololihii Trump uu xilka ugu tartamay, waxaana hore loo hadal hayay in xilkan uu qaban doono.

    Shaqadiisa cusub ee aqalka cad ayaa ku saabsanaan doonto dibadda iyo gudaha Mareykanka. Mr Kushner oo qaba gabadha Trump ee Ivanka Trump, wuxuu ka shaqeeyaa mashaariicda dhulka, kaas oo leh dano ganacsi oo ballaaran.

    Xisbiga dimuquraadiga ayaa ku baaqay in dib u eegid lagu sameeyo magacaabidda oo ay ku tilmaameen inay tahay “Qaraabo-kiil iyo is dhexgal dano kala duwan”, iyadoo ku baaqay dib u eegis lagu sameeyo magacaabidda.

    Xubnaha guddiga cadaaladda ayaa ku booriyay in waaxda cadaaladda iyo xafiiska anshaxa dowladda inay faragelin ku sameeyaan arrintan.

    Xilli sii horeysay, Trump wuxuu Kushner ku tilmaamay “qof aad ugu weyn”, uuna ku faraxsan yahay inuu u magacaabo xil siyaasadeed maamulkiisa ka mid ah.

    Trump oo ah ganacsade ka soo jeeda New York, waxaa 20-ka Janaayo loo dhaarindoonaa inuu noqdo madaxweynaha 45-aad ee Mareykanka.

    Xubnaha kooxda Trump waxay ku doodayaan in sharciga diidaya in xil loo magacaabo qoyska uusan khuseyn Aqalka Cad.

    Sidoo kale waxaa jiro sharciga anshaxa oo diidaya in shaqaalaha dowladda aysan wax faa’iido ah ka helikarin ganacsiga. Balse qareenka Mr Kushner wuxuu sheegay inuu shaqada ganacsiga ka tegayo haddii uu qabto shaqada lataliyaha ee Aqalka Cad.

    Mr Kushner waxaa loo arkaa inuu sodoggiisa si weyn ugu ololeeyay, wuxuuna kaalin weyn ka qaatay dhinaca istiraatiijiyadda teknolojiyadda.

    Graphic showing who Donald Trump has appointed to be his advisors and members of his cabinet

    BBC

    Donald Trump Ivanka Trump Jared Kushner US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO LA-YAABKA: Nin reer Burco ah oo saddex xaas oo uu qabay u guuriyeen xaaskii Afaraad
    Next Article Ciidamo hubeysan oo Gurigiisa ku go’doomiyay Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo