Browsing: Caalamka
Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trump ayaa ka yaabiyay dadka Mareykanka markii uu amaanay madaxweynaha Ruushka.
In ka badan 3000 rakaab ah ayaa degdeg looga daadgureeyay saddex xarumood oo tareenada laga raaco magaalada Moscow ee dalka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Diyaaradii ay lahayd dowladda Ruushka la waayay kadib markii ay ka kacday garoon…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaarad ay leedahay dowladda Ruushka la waayay kadib markii ay ka kacday garoon…
Madaxweynaha Mareykanak ee sii socda, xilligiisana dhammaaday Barack Obama iyo Xaaskiisa Michelle ayaa farriinta hambalyada ciid Gaaleedka la wadeegay dadka…
Ururka khilaafada islaamiga ha ee Daacish ayaa soo saaray Video waxashnimo ah oo muujinaya laba askari oo Turki ah oo…
Booliska dalka Jarmalka ayaa shaaciyay sawirka nin looga shakisan yahay inuu ka dambeeyay weerarkii Magaalada Berlin ka dhacay ee lagu…
Nin Somali-Canadian ah ayaa lagu dilay dalka Canada, iyadoo meydkiisa laga helay guri uu ka deganaa magaalada Toronto.
Nin toogasho ku dhaawacay saddex qof oo ku jiray masaajid Islaami ah oo ku yaal magaalada Zurich ee dalka Switzerland…
Wararka laga helayo dalka Jarmalka ayaa sheegaya in weerar loo maleynayo inuu ahaa ulakac oo loo adeegsaday gaari weyn oo…
Nin hubeysan ayaa toogasho ku dhaawacay safiirkii dalka Ruushka u fadhiyay dalka Turkiga Andrey Karlov oo u dhintay dhaawacaasi.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in safiirkii dalka Ruushka u fadhiyay dalka Turkiga toogasho lagu dhaawacay.
Booliska dalka Canada ayaa sheegay inay xireen nin Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay inuu ka danbeeyay dilka gabdho ay…
Gabdho Soomaaliyeed oo walaalo ah ayaa maanta oo Axad ah lagu aasayaa magaalada Ottawa ee dalka Kanada kadib markii la…
Qarax ka dhacay dalka Turkiga ayaa lagu laayay askar fara badan oo ka tirsan Kumaandooska dalkaasi.
20 Boolis ah ayaa la soo weriyay inay ku dhaawacmeen qaraxyo ka dhacay meel u dhow Garoonka Kubadda Cagta oo…
Madaxweynaha dalka Gambia ee doorashada looga guulaystay Yahya Jammeh ayaa diiday natiijada doorashada, isagoo la baatay go;aankii uu hore ugu…
Xildhibaanada Koonfurta Kuuriya ayaa xilkii ka xayuubiyay madaxwayne Park Geun-hye oo jahwareer badan uu haystay.
Wiil 15 sano jir ah oo u dhashay dalka Norway ayaa qirtay inuu ka dambeeyay dilka wiil Soomaaliya oo 14…
