Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Ninkii weeraray Masaajidka Soomaalida ee magaakada Zurich oo la helay meydkiisa

    Ninkii weeraray Masaajidka Soomaalida ee magaakada Zurich oo la helay meydkiisa

    December 20, 20162 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Nin toogasho ku dhaawacay saddex qof oo ku jiray masaajid Islaami ah oo ku yaal magaalada Zurich ee dalka Switzerland ayaa meykiisa laga helay meel wax yar u jirta masaajidka.

    Waxaa lagu sheegay inuu ahaa 24-jir u dhashay Switzerland oo loo doonayay dil ka dhacay agagaaraha magaalada Zurich maalintii Axaddii. Ninka weerarka geystay waxaa uu rasaas ku furay masaajid Soomaalidu ku leedahay meel u dhow saldhigga tareennada ee magaalada Zurich.

    Meydkiisa iyo qori ayaa mar dambe lagu arkay buundo meeshaas u dhow hoosteeda. Boliisku waxay xaqiijiyeen inuu ahaa ninkii weerarka geystay.

    Boliisku waxay sheegeen inuusan ninkaasi dableyda ahaa wax xiriir ah la lahayn jihaad isla markaana aanay fahmin sababta uu uu u doortay inuu masaajidka weeraro. Waxay weriyeyaasha u sheegeen in dhallinyaranimadisii lagu xukumay dagaal u galay iyo mootooyin uu dhacay, gurigiisana ay ka buuxeen alaabooyin la xiriira tuuganimadaas.

    DNA laga qaaday ayaa la mid noqotay raadad laga helay goobtii uu toorreyda ku dilay fagaare kubbadda lagu ciyaaro ee deegaanka Schwamendingen, oo woqooyi kaga beegan magaalada Zurich, maalintii Axaddii.

    Warbaahinta dalkaasi waxay sheegtay in ilaa 10 qof ay masaajidka ku jireen markii uu ninka hubaysan dhismaha soo galay, isagoo xiran dhar madow iyo koofiyad dhogor ka samaysan.

    Saddexda nin ee weerarkaas ku dhaawacmay oo da’doodu kala tahay, 30 jir, 35 jir, iyo 56 jir, waxaa lagu daweeyay isbitaal waxaana la sheegay in xaaladdoodu deggan tahay, sida ay boliisku sheegeen maanta.

    Dadka masaajidka ku cibaadeysta waxay u badan yihiin dad ka yimid Soomaaliya, Eritrea iyo Waqooyiga Afrika. Mid ka mid ah dadka halkaas ku tukada waxaa uu warbaahinta dalkaas u sheegay inay dadku aad u baqayaan.

    Switzerland Weerar masaajid ZUrich
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWararkii ugu danbeeyay agaasimaha Madaxtooyada Puntland ee lagu dilay Magaalada Boosaaso
    Next Article Wararkii ugu danbeeyay ee Shirkii Madasha & Qodobo hordhac ahaan u soo baxay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo