Browsing: Caalamka
Walaalo Soomaali ah ayaa xalay lagu toogasho lagu dilay dalka Sweden, kadib markii weerar ay ku qaadeen koox dabley ah…
Doorashaadiii madaxtinimada dalka Gambia ayaa la sheega inuu ku guuleystay hogaamiyihii kooxaha mucaaradka Adama Barrow.
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump ayaa si la yaab leh uga hadlay wiilkii Soomaaliga ahaa ee weeraray Jaamacadda…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa wiil Soomaali ah oo oo toogasho lagu dilay kadib markii uu weerar ku…
Weerar lagu qaaday jaamacadda Ohio State University ayaa la sheegay inuu ka danbeeyay wiil arday Soomaali ah oo 20 sano jir…
Diyaarad ka timid Soomaaliya ayaa la sheegay inay shil ku gashay Garoonka Diyaradaha Jommo Kenyatta ee magaalada Nairobi (JKIA).
Fidel Castro ayaa dalka Cuba hoggaanka u hayay muddo nus qarni ah iyadoo xisbigiisa oo kaliya uu dalkaasi ka talinayay.
Muddo saddex maalmood ah waxaa dalka Israa’iil ee Yuhuudda heysato ka socda dab qabsaday magaalooyin dhowr ah oo guryo badan…
Warar la isla dhexma marayo ayaa sheegay in Madaxweyne Kuxigeenka Koofurta Suudaan Riek Machar lagu arkay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde…
Wiil Soomaali ah ayaa ku guuleystay abaalmarin uu bixiyo madaxweynaha Mareykanka Brack Obama oo la siiyo dadka bulshada wax ku…
Waxaa sii kordhaya shakiga laga qabo cod bixintii Mareykanka ee uu ku guuleystay Donald Trumpt, kadib markii xirfad-yaqaano dhinaca Kombiyuutarka…
Wararka ka imanaya tuulada Haluqa oo ka tirsan Gobolka Gaarisa ee Kenya ayaa sheegaya in maleeshIyada Al-Shabaab ay Galeen muddo…
Haweeney Mareykan ayaa heshay sawirro hore oo uu leeyahay madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump.
7 qof oo musaafur ahaa ayaa lagu qabtay maanta garoonka caalamiga ah ee Atatürk Airport, magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, markii…
Madaxweyne la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa magacaabay saddex xil oo muhiim ah oo ka mid noqon doona maamulkiisa…
Saraakiisha amniga dalka Ciraaq waxay sheegayaan in qof is miidaamiyay uu ku qarxay xaflad aroos oo dad badan ku sugnaayeen.
Maxkamadda sare ee Masar ayaa go’aamisay in la joojiyo dilkii lagu xukumay madaxweynihii hore ee Maxamed Morsi, waxayna amartay in…
Madaxweynaha la dorotay ee dalka Mareykanka ayaa ku adkeystay inuu dalka Mareykanka ka masaafurin doono dadka sharci darrada ku jooga.
Magaalooyin badan oo dalka Mareykanka ku yaala waxaa maalintii labaad galay bannaanbaxyada looga soo horjeedo doorashada Donald Trump.
Kadib guushii lama filaanka ahayd ee Donald Trump ka gaaray doorashada Mareykanka, waxaa sii xoogeysanaya bannaanbaxyada looga soo horjeedo madaxweynenimadiisa.
