Browsing: Caalamka
Boqolaad dad ah ayaa isugu soo baxay magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka iyagoo ka horjeeda doorashada Donald Trump loo…
Musharixii muranka badan dhaliyay ee xisbiga Jamhuuriya Donald Trump ayaa ku guuleystay xilka aqalka cad ee madaxweynaha Mareykanka.
Haweeneyda Soomaalida ee Ilhaam Cumar ayaa ku guuleystay kursiga golaha wakiilada ee Minnesota.
Iyadoo ay socoto tirinta codadka doorashadii Mareykanka ka dhacday ayaa waxaa soo baxaya natiijooyinka doorashada gobollada kala duwan.
Codbixiyayaasha ku nool xeebaha bari ee Maraykanka ayaa bilaabay in ay codkooda ka dhiibtaan doorashada madaxtinimo ee dalkaasi. Labada musharrax…
Dowladda Kenya ayaa si weyn uga carootay kadib markii Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa xilkii ka qaadey taliyihii…
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn, ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa Wasiirada ka dib mudaaharaadyo keenay in dalkaasi la geliyo…
Ilhan Cumar oo ah gabar Soomaali Mareykan ah ayaa 8 maalin kadib qarka u saraan in ay noqoto gabadhi ugu…
Iyadoo ay doorashada madaxtinimada Mareykanka fooda nagu soo heyso ayaa waxaa su’aal ka timid magaca uu qaadan doono Bill Clinton…
Gantaal nooca Balaastikada ah ayaa la sheegay in jabhadda Xuutiyiinta ee dalka Yeman ay ku rideen magaalada barakeysan ee Maka…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in la xiray safaaradda Mareykanka iyo Qunsuliyada Mareykanka ee magaaladaas.
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inay toogasho ka dhacday bannaanka Safaaradda sida weyn loo ilaaliyo ee Mareykanka ku…
Dawladda Kenya ayaa Bandow kusoo rogtay magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya kadib weerarro is-dabajoog ah oo dhacay bishan…
Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay qiratay inay ciidamo sharci darro ah oo ka baxday ciidamada ka mida AMISOM ay…
Maxkamad federaali ah oo ku taallo dalkan Mareykanka ayaa xukmisay in ay danbiilayaal yihiin laba haween oo Soomaali-Mareykan ah kuwaas…
Maleeshiyada Al-shabaab ayaa weerar xoog leh oo ku bilowday Qaraxyo ku qaaday xalay saqdii dhexe Magaalada Mandheera ee Waqooyi Bari Kenya.
Musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa arrin kedis ah u diyaariyay dooda saddexaad ee dhex mari doona…
Nin Kenyaati ah oo shaqo raadis ahaa ayaa ku danbeeyay in xabsi dheer lagu xukumo markii la soo taagay maxkamad…
Dagaalyahanno ka tirsan Alshabaab ayaa weerar ku qaaday magaalada Mandheera ee Waqooyi Bari Kenya.
Dowladda Mareynkanka ayaa shaacisay in la qabtay rag ka kooban saddex qof oo qorsheynayay inay qarxiyaan dhisme ay degan yihiin…
