Browsing: Caalamka
Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhamadu Buhari oo ka jawaabayay dhaleecayn ka timid xaaskiisa ayaa yiri ”Xaaskeyga waa inay ku ekaato howlaha…
Boqorka dalka Thailand Bhumibol Adulyadej, oo ah boqorka ugu xukunka dheeraa adduunka ayaa geeriyooday isagoo 88 sano jir ah, sidaasi…
Musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa sheegay inay u wanaagsan tahay taageero la’aanta dadka “Liita ee aan…
Mareykanka ayaa ka digay in Itoobiya aanay ku xadgudbin xaaladda degdega ah ee ay soo rogtay maalintii Axadda.
Afhayeen aqalka wakiillada ee dalka Mareykanka Paul Ryan, wuxuu sheegayaa in hadda iyo wixii ka dambeeya uusan u ololeyn doonin musharraxa…
Intii lagu guda jiray dooddii labaad ee madaxweyne oo ay la yeelatay Donald Trump, ayaa Hillary Clinton waxa ay sheegtay…
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday Lix bilood oo xaalad degdeg ah, ka dib muddo bilooyin ah oo ay socdeen banaanbaxyo…
Mushraxa xisbiga Jamhuuriya ee u tartamaya xilka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxaa soo wajahay jugtii ugu cusleyd ee ololaha…
Ruushka iyo Mareykanka ayay ka dhex taagan tahay, iyadoo uu sii xumaanayo xiriirka labada dal ee ugu awoodda badan dunida…
Abaalmarinta caalamiga ah ee nabadda ee sanadka 2016-ka ayaa la guddoonsiiyay madaxweynaha Colombia Juan Manuel Santos, isaga oo la sheegay…
Taareenkii ugu horreeyay ee koronto ku shaqeynaya ee qaaradda Afrika ayaa waxaa uu ku ordi doonaa xawaare gaaraya 120 KM…
Safaaradda Mareykanka ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in haweeney Mareykan ah lagu dilay dalka Itoobiya oo ay ka socdaan bannaanbaxyo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Portugal, ahaana madixii Hay’adda Qaxootiga Adduunka ee UNHCR…
Dowladda Kenya ayaa wasiiirka arrimaha dibadda dalkeeda u soo sharaxday xilka ugu sareeya ururka Midowga Afrika ee (AU).
Hay’adda samafalka ee uu leeyahay musharaxa xisbiga Jamhuuriya ee dalka Mareykanka ayaa lagu amray inay joojiso howlaha ay ka wado…
Dad fara badan ayaa la soo weriyay inay ku dhinteen is buurasho ka dhacday bannaanbax ay dhigeen dadka Oromada ah…
Waxaa soo baxay fadeexad ku saabsan musharax madaxweynaha Mareykanka oo baaritaan lagu sameeyay la ogaaday inuusan muddo 18 sano bixin…
Xoghayaha Gaanshaandhiga Mareykanka ayaa war cusub kasoo saartay duqeyntii 28-kii September ka dhacday bariga Gobolka Mudug oo lagu dilay askar…
Maxkamadeyntii dhalinyarada Soomaalida ee ku xiran dalka India ayaa maanta ka dhaceysa magaalada Mumbai.
