Browsing: Caalamka
Aqalka Kongareeska Maraykanka ayaa ka horjeestay diidmadii qayaxneyd ee Madaxweyne Obama uga soo horjeestay qaraarkii ogolaanayay in Sacuudiga lagu maxkamadeeyo weeraradii…
Madaxweynihii hore ee dalka Israa’iil Shimon Peres ayaa arbacdii maanta lagu dhawaaqay inuu geeriyooday.
DAAWO: Doodii ugu horeysay oo xalay dhex martay Hillary Clinton & Donald Trump
Qoraa caan ah oo u dhashay dalka Jordan ayaa lagu dilay bannaanka maxkamad u socotay, isagoo ku eedeysnaa dacwad ku saabsan…
Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa codkiisa diidmada qayaxan ee VETO u adeegsaday qaraar Koongareeska Mareykanka meel mariyay oo ku saabsan…
Saddex qof ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday Gobolka Washington kadib markii nin dabley ah uu rasaas ku furay suuq dad…
Meydka Wiilkii Soomaaliga ahaa ee lagu toogtay magaalada Minnesota markii uu weerar Toorey loo adeegsaday uu ku qaaday suuq ku…
Hay’adda dembi baarista Mareykanka ee FBI ayaa gacanta ku dhigtay nin hubeysan oo halis ah, kaasoo lala xiriiriyay qaraxyadii dhowaan…
Nin mindi ku weeraray dad wax ka iibsanayay suuq wayn oo ku yaalla gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa la…
Weerarkii uu qaaday nin ku hubeysan oo Soomaali ah, kana dhacay suuqa weyn ee St. Cloud, magaalada Minnesota ayaa la…
Dagaalkii ugu qaraaraa ee dhinac diblomaasiyadda ah ayaa dhex maray safiirada dalalka Mareykanka iyo Raashiya u fadhiya Qaramada Midoobay.
Wararka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegaya ijn 8 qof lagu dhaawacay xarun ganacsi oo ku taalla magaalada Minnesota ee…
Qarax xoog weyn ayaa ka dhacay magaalada NewYork ee dalka Mareykanka, iyadoo weli uu socdo baaritaanka cidda ka dambeysay.
Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Musaveni oo ka mid ahaa madaxdii Muqdisho uga qeyb galay shir madaxeedkii taariikhiga ahaa ee IGAD…
Telefishan laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa shaaciyay in musharaxa xisbiga dimoqraadiga ee dalkaasi ay geeriyootay.
Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguto Musaveni ayaa sheegay in dadaakii ay geliyeen nabad ilaalinta ay Soomaaliya miraheedii la hayo maanta mar…
Madaxweynaha Turkiga ayaa caalamka kaga yaabay maanta kadib markii hambalyada Ciidul Adxaa u kala diray malaayiin muslimiin ah isagoo luuqadahooda…
Booliska dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay gabdho Soomaali ah oo lala xiriirinayo weerarkii ay saddex haween ah ku qaadeen…
Xujeyda muslimiinka ah ee dunidoo dhan isaga yimid ayaa maanta taagan bannaanka Carafa, halkaasoo ay ku gudanayaan tiirka ugu weyn…
Saddex qof ayaa lagu dilay magaalada Mombasa ee dalka Kenya kadib markii ay isku dayeen inay dab qabadsiiyeen saldhiga dhexe…
