Browsing: Caalamka
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa si toos ah arrinta joojinta Qaadka kala soo xiriiray dhigiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Waqooyiga Kuuriya ayaa shaacisay inay sameysay tijaabadii ugu weyneyd ee Hubka Niyukliyeerka ah, taasoo lagu guuleystay.
Shir Madaxeedkii IGAD ee Muqdisho ayaa la sheegay inuu isbedel ku yimid, arrimo aan la sheegin dartood.
Xayiraadii dowladda Soomaaliya ku soo rogtay Qaadka ka yimaada dalka Kenya ayaa xaalad kacsan iyo qalalaase ka dhalisay dalkaasi.
Duqa Degaanka Meru ee dalka Kenya Peter Menyu ayaa sheega in noloshiisa ay halis ku jirto kadib markii lagu eedeeyay…
Dowladda Soomaaliya ayaa ugu danbeyn shaacisay sababta loo hakiyay Qaadka dalka Kenya ee tegi jiray Soomaaaliya.
Madaxweynaha Mareykanka Bracak Obama ayaa joojiyay kulan u qorsheysnaa inuu la yeesho madaxweynaha Philippine Mr. Rodrigo Duterte.
Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday xilliga ay noqoneyso maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa ee loo yaqaan Tobanaadka.
Booliska magaalada Nairobi ayaa xalay qaaday howlgal uu ku burburiyay goobigii ganacsatada yaryar ee waratada loo yaqaan ku lagaayeen xaafadda…
Dayax gacmeedkii ugu horeeyay ee shirkadda Facebook yeelato oo qiimihiisu ku kacay 200 Milyan doolar ayaa burburay kadib markii qarxay…
Golaha Odayaasha dalk Brazil ayaa mooshin ay qaadeen u codeeyay in xilka laga qaado madaxweynaha dalkaasi haweeneyda lagu magacaabo Dilma Rousseff.
Wararka laga helayo Waqooyiga Kuuriya ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaare ku xigeenkii dalkaasi tooagasho lagu dilay.
Afhayeenka kooxda Khilaafada islaamiga ee Ciraaq iyo Suuriya (Daacish) ayaa lagu dilay magaalada Xalab ee dalka Suuriya.
In ka badan 60 askari ayaa lagu dilay weerar is-miidaamin ah oo saaka lagu qaaday xero ciidamada dowlada Yeman ku…
C/maalik Askar oo ahaa musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee la tartamaya Ilhaan Cumar ayaa joojiyay ololihii doorashada kursiga degmada 60B ee…
Maxkamad Faransiis ah ayaa dib uga noqotay mamnuucidii lagu soo rogay dharka haweenka islaamka qaataan oo jirkooda daboola ee loo…
Tirada dhimashada dhul-gariirkii ka dhacay dalka Talyaaniga ayaa sare u kacday iyadoo la qorsheynayo in la sameeyo aaskii ugu horeeyay…
11 askari ayaa lagu dilay, 78 kalena waa lagu dhaawacay weerar is miidaamin ah oo lagu qaaday xarun ay Booliska Turkiga…
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay dhoofin doonto shidaal markii ugu horeysay taariikhda dalkaasi bisha June ee sanadka 2017.
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry ayaa shalay magaalada Nairobi kaga dhowaaqay in Mareykanka uu 146 milyan oo dollar oo…
