Browsing: Caalamka
30 qof ayaa lagu dilay, 94 kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray qarax lala beegsaday xaflad aroos oo ka socotay dalka…
Dagaalka hawada ee dhinaca Iidhehyada musharixiinta xilka madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa bilowday kadib markii musharaxa xisbiga Jamhruuriga uu iibsaday Iidhehdii ugu…
Sawirka wiil Suuriyaan ah ayaa caalamka qabsaday saacadihii ugu danbeeyay, kadib markii uu ka badbaaday duqeyn diyaaradaha dagaalka ku qaadeen…
Musharaxa madaxtinimada Mareykanka ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa is-beddel ku sameeyey ololihiisa doorasho, wax ka yar laba bil markii labaad…
Wiilka madaxweynaha ka ah dalka Waqooyiga Kuuriya Kim Jong-un ayaa amar la yaab leh soo saaray dhowaan, isagoo ku amray…
Warbaahinta Sacuudiga ayaa soo werisay in Gantaal ka soo gudbay xuduudka dalka Yeman oo ku dhacay gudaha dalka Sacuudiga uu…
Wadaad muslim ah oo dalka Ingiriiska muran badan ka dhaliyay mowqifyadiisa xagjirka ah dartood Anjem Choudary ayaa lagu helay inuu…
Rasaas ayaa la riday, argagaxa iyo kala carar ayaa hareeyay, boqolaal ciidamo ah ayaa la geeyay, kumanaan rakaab ah ayaa laga…
Duqa magaalada London Sadiq Khan ayaa si weyn u hambalyeeyay,isla markaana u taageeray orodyahanka Mo Farah,
Imaam Masjid iyo kaaliyihiisa ayaa lagu dilay Magaalada New York ee dalka Mareykanka, kadib markii qof hubeysan uu madaxa ka…
Ilhaan Cumar oo ah haweeney Soomaaliyeed ayaa guul la yaab leh oo taariikhi ah kasoo hoysay doorashooyinkii xisbiga dimoqraadiga ee…
Gabadha Soomaaliyeed ee Ilhaan Cumar ayaa markii ugu horeysay kusoo baxday tartanka Kursiga Golaha WakiiladaGobolka Minnesota ee dalka Mareykanka,
Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay bannaanbaxyada iyo qaska ka socda dalka Itoobiya oo keenay in lagu dilo…
Ugu yaraan 97 qof ayaa lagu dilay, boqolaal kalena waa lagu dhaawacay markii ciidamada Ammaanka Itoobiya ay rasaas nool ku…
Qarax xooggan ayaa maanta ka dhacay isbitaal ku yaalla magaalada Koonfurta Galbeed ee Pakistan ku taalla ee Quetta, halkaasi oo…
Bannaanbixii ugu weynaa oo lagu taageerayo madaxweynaha Turkiga loogana soo horjeedo inqilaabkii dhicisoobay ee dalkaasi ka dhacay bartamihii July ayaa…
Waxaa sii xoogeystay kacdoonka ay wadaan Qowmiyadaha dalka Itoobiya, waxaana bannaanbaxyadii ay soo gaareen caasimadda Addis ababa.
Wiil Soomaali ah oo weerar loo adeegsaday Mindi ku qaaday dad kala duwan oo ku sugnaa barxaddaa Rusell Square ee…
Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka oo muranka badan dhaliyay Donald Trump ayaa sheegay in dadka Soomaalida ah iyo qaxootiga kale…
Waxaa la shaaciyay sawirkii ugu horeeyay helay wiilkii asalkiisu Soomaaliga ahaa ee geystay weerarkii habeen hore ka dhacay magaalada Londo ee…
