Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Haweeney Soomaaliyeed oo qarka u saaran inay noqoto Mudane Mareykan ah [SAWIRRO/VIDEO]

    Haweeney Soomaaliyeed oo qarka u saaran inay noqoto Mudane Mareykan ah [SAWIRRO/VIDEO]

    August 10, 2016Updated:August 10, 20162 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Gabadha Soomaaliyeed ee Ilhaan Cumar ayaa markii ugu horeysay kusoo baxday tartanka Kursiga Golaha WakiiladaGobolka Minnesota ee dalka Mareykanka,

    kadib markii ay booska ka riixatay  haweeney  lagu magacaabo Phyllis Kah, kaasoo muddo 44 sano xilkaasi ku dheganeyd.

    Wareegii is reebreebka kursigan ee golaha Wakiilkada Minnesota ee xisbiya Dimoqraadiga ayaa Ilhaan Cumar kaalinta hore ku soo baxday waxayna u badan tahay inay ku guuleysato doorashooyinka Novembar dhacaya. Ilhaan waa 33 sano jir ka soo shaqeysay dowladda hoose ee Gobolkaasi, ahna haweeney caan ah oo u ololeysa arrimaha bulshada iyo siyaasadda.

    Kursiga waxaa ku loolamay Ilhaan iyo wiil Soomaali ah oo Maxamud Nuur lagu magacaabo, waxayana Ilhaan heshay 41%, halka Maxmaed uu helay 31%, Kahn ayaa iyadu heshay 29% kaliya. Tani waxay ka dhigan tahay inay Soomaali heshay 71% kursigan taasoo ah taariikh kale.

    ilhann

    Waa qofkii ugu horeysay ee Soomaali muslim ah oo  taaariikhdan sameeya, iyadoo taas oo kaliya maahee ay noqotay qofkii kursigan kala wareegtay haweeneysay Phyllis Kahn wuxuu xildhibaan ahayd muddo 44 sanadood ah.

    Doorashooyinka November ayaa lagu wadaa inay Ilhaan si dhib yar kursigan ugu guuleysato iyadoo noqon doonta qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo xilkan ku guuleysta. Dabaaldeg weyn iyo farxad ayaa hareysay Soomaalida ku nool gobolka Minnesota, iyadoo saxaafadda dalka Mareykanka ay si weyn u faaqideyso dhacdadan.

    Ilhan2

    Ilhan history Ilhan Omar Ilhan

    DABAALDEGGA DAAWO

    https://twitter.com/ZakiyaSankofa/status/763211123382366209

    Ilhan Omar Minnesota Omar defeats Kahn US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleElection results: Somali activist Ilhan Omar unseats long-serving Kahn
    Next Article COMMUNIQUE–NATIONAL LEADERSHIP FORUM COMMUNIQUE

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo