Browsing: Ilhan Omar
Ilhan Omar oo ka tirsan Aqalka Koongareeska Maraykanka ayaa Qoraal u dirtay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, iyadoo kala hadleysa arrin…
Ilhaan Cumar oo ka tirsan mudayaasha Koongareeska Mareykanka, kana soo jeeda Soomaaliya ayaa ugu baaqday Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee…
Ilhan Cumar oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa daba joogta dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Amiir Mohamed oo loo…
As Rep. Ilhan Omar, D-Minn., seeks to become a major voice on U.S. foreign policy, she is looking to make…
Warbaahinta Mareyanka ayaa hadal heysa war ku saabsan in Ilhaan Cumar oo dhowaan dib loogu doortay Aqalka Wakiillada Mareykanka oo…
Ilhan Cumar oo ah haweeney asalkeedu yahay Soomaali ayaa mar kale ku guuleystay kursiga Koongareeska Mareykanka ee laga soo doorto…
Haweeneyda asalkeedu yahay Soomaali ee ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka Ilhan Cumar ayaa ku guuleysatay doorashada xisbigeeda Dimoqraadiga u galayo…
Ilhaan Cumar oo ka mida Koongareeska Mareykanka ayaa goor dhoweyd shaacisay in aabaheed Nur Cumar Maxamed uu Geeriyooday.
Haweeneyda Soomaaliyeed ee ka mida Koongareeska Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa dowladda Soomaaliya ku camaaabreysay ololaha iyo cagajugleynta ay ku heyso…
Sida ay qoreen warbaahinta Mareykanka haweeneyda asalkeedu Soomaalida ah ee ka mida Koongareeska Mareykanka Ilhaan Cumar ay ugu danbeyn ku…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la ogaaday inuu si gaara u neceb yahay dadka Soomaalida ah, isla markaana xilligii ugu…
Haweeneyda asalkeedu Soomaalida yahay ee ka tirsan Koongareeska Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa bilowday dacwad ay isaga fureyso saygeeda Axmed Xersi,…
Haweeneyda asalkeeda kasoo jeeda Falastiin ee ka mida Koongareeska Mareykanka Rashida Tlaib ayaa ku gacan seyray ogolaasho dal ku gal…
Dowladda Israel ayaa soo saaray war ay ku sheegtay inaysan dalkeeda imaan karin laba ka mida haweenka ka tirsan Koongareeska…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si aan hore loo arag oo jinsi naceb ah ku qaaday haweeneyda Ilhaan Cumar oo…
Waxaa mar kale si weyn looga hadal hayaa dalka Mareykanka dood ka dhalatay haweeneyda Soomaaliga ah ee kamida Koongareeska Mareykanka…
