Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Trump oo si weerar Jinsi-naceyb ah ku qaaday Ilhaan Cumar & dalka ay kasoo jeedo ee Somalia! [Jawaabta Ilhaan]

    Trump oo si weerar Jinsi-naceyb ah ku qaaday Ilhaan Cumar & dalka ay kasoo jeedo ee Somalia! [Jawaabta Ilhaan]

    July 14, 2019Updated:July 15, 20193 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si aan hore loo arag oo jinsi naceb ah ku qaaday haweeneyda Ilhaan Cumar oo ka mida Koongareeska Mareykanka, isagoo markan soo qaatay dalka ay kasoo jeedo ee Soomaaliya.

    Donal Trump ayaa saddex farriin oo is-daba joog ah soo dhigay bartiisa Twitter-ka isagoo ku yiri: “Waa arrin xiiso leh inaan aragno haween ka mida Koongareeska Mareykanka oo asalkooda ka yimid dalal dowladahooda ay guud ahaan yihiin musiibo, kuwa ugu xun dunida, ugu musuqa badan, una qalmin dowladnimo (Haddiiba ay leeyihiin dowlad shaqeysa), inay ku qeylinayaan una sheegayaan dadka Mareykanka, dowladda ugu weyn uguna awoodda badan dunida sida ay tahay in dowladeena u shaqeyso. Maxay dib ugu laaban waayeen oo gacan uga geysan waayeen xalinta dalalka ay ka yimaadeen ee gebi ahaan burburay ee ay dembiyada ragaadiyeen. Markaas ha soo noqdeen oo ha noo sheegeen sida ay u shaqeyso. Meelahaas ayaa si darran ugu baahan kaalmadiina…”

    Warkan oo warbaahinta Mareykanka ay ku tilmaamay warkii ugu cunsurisanaa ee Donald Trump ku weerarro haweeneyda Soomaalida kasoo jeeda ee ka tirsan Koongareeska Mareykanka iyo haweeney kale oo kasoo jeeda asalkeeda Falastiin ayaa waxaa jawaab degdeg ah ka bixisay Ilhaan Cumar oo madaxweyne Trump u sheegtay inay tahay Mareykanka, ayna la dagaalameyso Madaxweynihii ugu xumaa ee Mareykanka soo mara.

    “Madaxweyne.. anigoo ah xubin ka mida Koongareeska, dalka kaliya ee aan u dhaartay waa Mareykanka. Waana sababata aan ugu dagaalamayo inaan ka difaaco madaxweynihii ugu musuqa badnaa, aan u qalmin xilka madaxweyne ee abid soo mara dalkan…” ayey farriinteedii hore u tiri Ilhaan Cumar oo sidoo kale farriin kale ku sheegtay inuu Trump ka careysan yahay dadka iyada la midka ah oo ka mida Koongareeska Mareykanka, iyadoo ay heysto caadifad cunsuriga ee Caddaanka isla weyn.

    .Waxa kaloo jawaab kulul u dirtay madaxweyne Trump haweeneyda asalkeedu yahay Falastiin ee ka mida koongareeska Mareykanka Rashid Tlaib oo sheegtay inuusan Trump xafiiska sii joogi doonin, kana shaqeyn doonaan sidii looga saari lahaa.

    Mr. President,

    As Members of Congress, the only country we swear an oath to is the United States.

    Which is why we are fighting to protect it from the worst, most corrupt and inept president we have ever seen. https://t.co/FBygHa2QTt

    — Ilhan Omar (@IlhanMN) July 14, 2019

    “So interesting to see “Progressive” Democrat Congresswomen, who originally came from countries whose governments are a complete and total catastrophe, the worst, most corrupt and inept anywhere in the world (if they even have a functioning government at all), now loudly and viciously telling the people of the United States, the greatest and most powerful Nation on earth, how our government is to be run. Why don’t they go back and help fix the totally broken and crime infested places from which they came. Then come back and show us how it is done. These places need your help badly, you can’t leave fast enough. I’m sure that Nancy Pelosi would be very happy to quickly work out free travel arrangements! “

    DONALD TRUMP

    “Mr. President, As Members of Congress, the only country we swear an oath to is the United States. Which is why we are fighting to protect it from the worst, most corrupt and inept president we have ever seen. You are stoking white nationalism bc you are angry that people like us are serving in Congress and fighting against your hate-filled agenda. “America’s answer to the intolerant man is diversity, the very diversity which our heritage of religious freedom has inspired.” -RFK

    ILHAN OMAR
    Ilhan Omar Top Trump US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAskar ka tirsan Booliska oo lagu dilay Muqdisho & Dagaal maleeshiyo & Ciidamo ku dhex maray…
    Next Article Ra’iisal Wasaraha Canada oo War kasoo saaray Geerida Hodon Naaleeye & dagaalka Alshabab..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo