Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Rashida Tlaib oo diiday ogolaansho ay ka heshay Dowladda Israa’iil & Ilhaan Cumar oo ku taageertay

    Rashida Tlaib oo diiday ogolaansho ay ka heshay Dowladda Israa’iil & Ilhaan Cumar oo ku taageertay

    August 16, 2019Updated:August 16, 20192 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Haweeneyda asalkeeda kasoo jeeda Falastiin ee ka mida Koongareeska Mareykanka Rashida Tlaib ayaa ku gacan seyray ogolaasho dal ku gal ah oo ay siisay dowladda Israel, si ay u booqato qoyskeeda oo ay ka mid tahay ayeeyadeed oo 85 sano jir ah, kuna nool Daanta Galbeed ee Israa’iil heysato.

    Wasaaradda arrimaha gudaha Israel, ayaa sheegtay inay Rashida Tlaib oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ay u ogolaatay inay booqato qoyskeeda degan Daanta Galbeed, kadib markii Go’aankan kale oo ka soo baxay Ra’iisul wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu uu ku sheegay inuusan ogolaan doonin in Rashida iyo Ilhaan Cumar oo ka tirasan Aqalka Wakiilada ay halkaas ku tagaan booqasho ay qorsheysteen.

    Codsi ay Isrel u dirtay Rashida Tlaib oo ku saabsanaa inay booqato qoyskeeda sababo bani’aadanimo dartood ay dowladda Israel ogolaatay iyadoo lagu xiray shuruudo fara badan oo ay ugu waaweyn yihiin inaysan ka hadli karin arrimaha Israa’iil iyo arrimo siyaasadeed oo ka baxsan booqashada qoyskeeda.

    Daqiiqado kadib markii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Israel ay sheegtay inay ogolaatay booqashada Rashida ee Daanta Galbeed ay soo saartay qoraal ay ku shaacisay inay joojisay socdaalkaasi, iyadoo aan u dulqaadan karin xayiraadda la saarayo in dhammaan xuquuqdeedii asaasiga ahayd aan loo ogolaan.

    Ilhaan Cumar oo iyadua aay Israel u diiday inay booqato dhulka Falastiin iyo magaalada Qudus ayaa taageertay go’aanka ay qaadatay Rashida Tlaib, waxayna sheegtay in ujeedka socdaalkooda Israel uu ahaa inay ogaadaan xaqiiqada dhulka Falastiin ee ay Israel heysato iyo xaaladda xuquuqda aadanaha dadka Falastiin.

    Arintan ayaa si weyn u qabsatay warbaahinta Mareykanka iyo Israa’iil, waxaana qeyb ka ahaa madaxweynaha Mareykanka oo Israa’iil ku booriyey inaysan ogolaan booqashada labadan haween ee ka mida Koongareeska., isagoo ku eedeeyay inay neceb yihiin Yuhuudda.

    Ilhan Omar Israel US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShirkii Dib u heshiisiinta Galmudug ee Berri furmi lahaa oo dib u dhacay & Guddoomiyaha oo loo yeeray
    Next Article Guddiga Doorashada Jubbaland oo War Cusub soo saaray [Doorashadii Madaxweynaha oo Dib loo dhigay]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo