Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Ilhan Omar laga saaray Guddiga Dibadda ee Kongareeska iyo Khudbad Qiiro leh oo ay jeedisay

    Ilhan Omar laga saaray Guddiga Dibadda ee Kongareeska iyo Khudbad Qiiro leh oo ay jeedisay

    February 2, 2023Updated:February 3, 20232 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Koongareeska Mareykanka ayaa codeyn aya qaadeen Guddiga arrimaha Dibadda uga saaray Ilhaan Cumar oo ah xubin ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga, iyadoo maalmo ka horna laga saaray guddiga arrimaha Afrika.

    Codeynta oo u dhacday Jamhuuriga 218 cod iyo Dimoqraadiga 211 cod ayay Mudanayaasha labada Xisbi lakala mareen safteen xisbiyadoodaa, kadib dood dheer oo Dimoqraadiga ay ku eedeeyeen Jamhuuriga inay Ilhaan ku beegsanayaan midabkeeda iyo isirkeeda darteed.

    Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ayaa hore u ballaqnaaday inuu heyso codad ku filan oo uu Guddiga Arrimaha diabdda uga saaro Ilhan Omar, isagoo ku eedeeyay inay dhaleeceyn hore oo ay u jeedisay Israel, taasoo ahayd naceyb.

    Inta aan guddiga Arrimaha dibadda laga saarin ayey Ilhaan Cumar Koongareeska ka jeediyay khubad qiiro leh oo aad u culus, iyadoo sheegtay inay Koongareeska u gashay in codkeeda la maqlo oo aanay aamusin karin xisbiga Jamhuuriga.

    Ilhaan ayaa si qiiro leh u caddeysay inay codkeeda ku difaaci doonto dhammaan dadka dunida ee xuquuqda ka maqan tahay, qaxooiga iyo cid kasta oo dhibaato heysato, ayna si ka darran sidii hore ay u hadli doonto.

    Guddiga Arrimaha Afrika ee Congress-ka waa qeyb hoosaad ka tirsan Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka oo awood u leh arrimaha diblomaasiyadda iyo amniga qaranka, oo ay ku jiraan kaalmada shisheeye, awoodaha dagaalka, iyo fulinta cunaqabateynta caalamiga ah.

    Hoggaamiyaha Dimoqraadiga ee Koongareeska Hakeem Jeffries ayaa sheegay in Ilhaan la beegsaday, basle ay dhinacooda ka dari doonaan Guddiga Miisaaniyadda oo ay cod ku yeelan doonto, halka Ikraan ay ballanqaaday inay kusoo laaban doonto isla guddiga laga saaray.

    Tan iyo markii xisbiga Jamhuuriga ay ku guuleysteen talada Aqalka Congress-ka bishii November ee la soo dhaafay, Hogaamiyaha Aqlabiyadda Kevin McCarthy ayaa caddeeyay inuu dadaal u geli doono sidii Ilhaan Cumar uga saari lahaa guddiga arrimaha dibadda, taasoo goor dhow dhacday.

    Ilhaan Cumar oo ah siyaasi Mareykan ah asalkeeduna yahay Soomaali, ayaa ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga, waxayna ku guuleysatay xubinnimada Aqalka Congress-ka ee Minnesota November 2016, iyadoo noqotay qofkii ugu horreeyay ee Muslim ah oo xijaaban oo ka tirsan sharci-dejinta Mareykanka, waxaan mar kale la doortay 2022.

    Ilhan Omar Top US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWiilal ka goostay Alshabaab oo isu diibay Ciidamada dowladda ee Xarardherre
    Next Article Xasan Sheekh oo ku laabtay Baydhaba iyo Shirkii Dib u heshiisiinta K/Galbeed oo xaalad…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo