Browsing: Minnesota
Wiil Soomaali ah oo Taksiile ka ahaa dalka Mareykanka ayaa toogasho lagu dilay, kadib weerar uu ku qaaday nin kale.
Golaha Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, dalka Mareykanka ayaa magdhow gaaraya 27 Million oo doolar siiyay qoyska ninkii madoobaa ee…
Ilhaan Cumar ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey xubin ka mida mudanayaasha Aqalka Wakiilada ee Koongareeska Mareykanka , kana tirsan…
Gabdho Soomaali ah ayaa meydkooda laga helay Haro ku taalla Xaafadda Chaska ee magaalada Minnesota, dalka Mareykanka, kadib markii la…
Saddex qof oo Somali-American ah ayaa ku guuleystay doorashadii hordhaca ahayd ee loo galay Koongareeska iyo Aqalka Baarlamaanka dalkaasi.
Ilhaan Cumar oo ah haweeney Somali-Mareykan ah oo ka tirsan xildhibaannada Aqalka hoose ee Gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa…
Xarun islaami ah oo ku taalla magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa weera Bam lagu qaaday saaka xilliga Mareykanka.
Milkiilaha Facebook, Mark Zuckerberg ayaa xalay casho afur ah magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota kula yeeshay qaar ka mid ah…
Haweeneyda Soomaaliya ka soo jeeda ee loo doortay Aqalka Senetka Gobolka Minnesota ayaa loo dhaariyay xilka.
Haweeneyda Soomaalida ah ee xildhibaanada Senet-ka Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha la doortay…
Ilhaan Cumar oo 34 sano jir ah ayaa taariikh sameysay ka dib markii ay noqotay qofkii ugu horreeyay oo Soomaali…
Haweeneyda Soomaalida ee Ilhaam Cumar ayaa ku guuleystay kursiga golaha wakiilada ee Minnesota.
Meydka Wiilkii Soomaaliga ahaa ee lagu toogtay magaalada Minnesota markii uu weerar Toorey loo adeegsaday uu ku qaaday suuq ku…
Nin mindi ku weeraray dad wax ka iibsanayay suuq wayn oo ku yaalla gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa la…
Weerarkii uu qaaday nin ku hubeysan oo Soomaali ah, kana dhacay suuqa weyn ee St. Cloud, magaalada Minnesota ayaa la…
Wararka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegaya ijn 8 qof lagu dhaawacay xarun ganacsi oo ku taalla magaalada Minnesota ee…
C/maalik Askar oo ahaa musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee la tartamaya Ilhaan Cumar ayaa joojiyay ololihii doorashada kursiga degmada 60B ee…
Last week, Ilhan Omar made national headlines after her historic win over longtime Rep. Phyllis Kahn and fellow Somali-American Mohamud…
Xisbiga Dimoqraadiga ee dalka Mareykanka ayaa kalsoonidii musharraxnimo siiyay haweeneyda Soomaaliyeed ee reer ah ee Minnesota ilhaan Cumar
