Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Magacyada Somali-Mareykan lagu soo eedeeyay inay lunsadeen 250 Milyan Dollar (Akhriso)

    Magacyada Somali-Mareykan lagu soo eedeeyay inay lunsadeen 250 Milyan Dollar (Akhriso)

    September 21, 2022Updated:September 22, 20223 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa shaacisay Magacyada Soomaalida Mareykanka ee lagu soo eedeeyay Kiiska musuqmaasuqa ah ee lunsashada lacagta loogu taloglaay quudinta Qoysaska Danta yar ee ku saameynta uu ku yeeshay Xayiraadii Covid-19.

    Inta badan 48 qof oo kiiskan lagu soo eedeeyay waa Soomaalida ku nool Minnesota, waxaana uu salka ku hayaa ururka NGO-ga ah ee ‘Feed Our Future’, iyadoo dcawadda ay hadda uun bilaabtay, iyadoo qofka 48-aad la qabtay isagoo doonaya inuu ka dhoofo Mareykanka.

    Lacagta laga lunsaday mashruuca quudinta caruurta qoysaska danta yar ayaa gaareysa 250 Milyan oo Dollar, waxayna arrintan qaraxday bishii Janaayo 2022, markii baaritaanka FBI-da uu bilowday, laguna ogaaday in lacagtaasi lagu iibsay guryo, dahab, Gaadiid iyo agab kale.

    Hoos ka Akhriso magacyada

    1- Aimee Marie Bock, aasaasaha iyo agaasimaha fulinta ee ururka ‘Feed Our Future’.
    2- Abdikerm Abdelahi Eidleh, 39, Burnsville, shaqaale ‘Feed Our Future’.
    3- Salim Ahmed Said, 33, milkiilaha iyo maamulaha Maqaayada Safari.
    4- Cabdulqaadir Nuur Saalax, 36 jir, milkiilaha iyo hawlwadeenka Maqaayada Safari.
    5- Ahmed Sharif Omar-Hashim “Salah Donyale” 39, Minneapolis, asaasaha Maamulka Olive Management Inc.
    6- Cabdi Nuur Saalax, oo 34 jir, hore u noqday kaaliyaha siyaasadda ee duqa magaalada Minneapolis wuxuu leeyahay tigma-Free International
    7- Abdihakim Ali Ahmed, 36, aasaasaha ASA Limited LLC.
    8- Axmed Maxamed Cartan, oo 37 jir ah, madaxa Stigma-Free International.
    9- Cabdiqaadir Caynaanshe Maxamuud “AK” 30 jir, maamule Xarunta Willmar.
    10- Abdinasir Mahamed Abshir, 30, maamule Maqaayada cuntada ee Mankato.
    11- Asad Maxamed Abshir, 32 jir ah, maqaayada cuntada ee Mankato.
    12- Xamdi Xuseen Cumar, 26 jir, maamule Goobta cuntada ee Waite Park.
    13- Axmed Cabdullaahi Geeddi, 32, aasaasaha ASA Limited LLC.
    14- Cabdiraxmaan Maxamuud Axmed “Chef Abcos,” 54, milkiilaha Afra Grill.

    15- Cabdicasiis Shaafici Faarax, 33 jir, Savage, milkiilaha iyo hawlwadeenka Empire Cuisine and Market LLC.
    16- Maxamed Jaamac Ismaaciil, 49 jir ah, mulkiilaha iyo maamulaha shirkadda Empire Cuisine and Market LLC.
    17- Mahad Ibrahim, 46 jir, milkiilaha ThinkTechAct Foundation.
    18- Cabdimajiid Maxamed Nuur, 21 jir, aasaasaha Nuur Consulting LLC.
    19- Said Shafii Farah, 40 jir, milkiilaha Bushra Wholesalers LLC.
    20- Cabdiwahaab Macalin Aftin, 32 jir, milkiilaha Bushra Wholesalers LLC.
    21- Mukhtar Mohamed Shariff, 31, madaxa fulinta Afrique.
    22- Hayat Mohamed Nur, 25, Eden Prairie
    24- Qamar Ahmed Hassan, 53, milkiilaha iyo hawl wadeenka S & S Catering.
    25- Sahra Maxamed Nuur, 61 jir ah, maamulaha Akadeemiyada For Youth Excellence.
    26- Cabdiwahaab Axmed Maxamuud, 32 jir ah, maamulahag Akademiyada Sare.
    27- Filsan Muumin Xasan, 28 jir ah, maamulahay goobta Guusha Waxbarashada Sare ee Dhallinyarada.
    28- Guhaad Xaashi Said, 46 jir, maamule goobta horumarinta ciyaaraha fudud ee dhalinyarada.
    29- Abdullahe Nur Jeesow, 62, maamule Akadeemiyada For Youth Excellence.
    30- Abdul Abubakar Ali, 40 jir, Maamule Shaybaarka Hal-abuurka Dhallinyarada.
    31- Yusuf Bashir Ali, 40 sano jir, howlwadeen Shaybaarka Hal-abuurka Dhallinyarada.
    32- Xaaji Cismaan Salaad, 32 jir ah, maamulaha Jikada Xaaji.
    33- Fahad Nuur, 38 jir, maamulaha shirkadda The Produce LLC.
    34- Canab Cartan Cawad, 52 jir ah, madaxa adeegyada bulshada.
    35- Sharmarke Issa, 40, aasaasaha shirkadda Minnesota’s Somali Community iyo Wacan Restaurant LLC.
    34- Farxiya Maxamuud, 63 jir ah, maamulaha Bloomington iyo madaxa fulinta ee Dua Supplies and Distribution Inc.
    35- Liibaan Yasin Alishire, 42, mulkiilaha Adeegyada Horumarinta Bulshada.
    36- Axmed Yaasiin Cali, 57 jir, maamul Goob cunto JigJiga kitchen.
    37- Khadar Jigre Adan, 59, madaxa fulinta ee Lakevill.
    38- Sharmake Jama, 34, maamulaha makhaayadda Brava iyo Cafe LLC.
    39- Ayan Jama, 43, maamulaha makhaayadda Brava iyo Cafe LLC.
    40- Caasha Jama, 39, waxay u shaqaynaysay Brava Restaurant.
    41- Fartuun Jaamac, 35, waxay u shaqaynaysay Brava Restaurant.
    42- Mustafa Jama, 45, Rochester, waxa uu u shaqaynayey Brava Restaurant.
    43- Zamzam Jama, 48, waxay u shaqaynaysay Brava Restaurant.
    44- Bekam Addissu Merdassa, 39.
    45- Xadiith Yuusuf Axmed, 34.
    46- Hanna Markegn, 40,.
    47- Makfira Xuseen.

    Feed our Future scandal Minnesota Somali-American Top US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha Ruushka oo ku dhawaaqay xaalad degdega, una yeertay Ciidamadiisa Keydka ah
    Next Article Dagaal Ciidamada dowladda iyo Alshabaab ku dhex maray Booco iyo Wararkii ugu danbeeyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo