Browsing: Caalamka
Wiilkii Soomaaliga asalkiisu ka soo jeeday dalak Norway, kana danbeeyay weerarkii xalay saqdii dhexe lagu dilay haweeney Mareykan ah laguna dhaawacay…
Wiil 19 sano jir ah oo xalay weerar Mindi loo adeegsaday ku qaaday xarunta Russel ee magaalada London ayaa noqday…
Dadweynihii rakaabka diyaarad dab qabsaday oo ay leedahay shirkadda Emirates ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta
Diyaarad rakaab ah ayaa ku burburtay kadib markii si degdeg ay u fariistay garoonka caalamiga ah ee Dubai, iyadoo sawirro laga…
Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee xilak madaxweynaha Mareykanka ee muranka badan ka taagan yahay Donald Trump
Bannaanbaxyo waaweyn oo dalka Itoobiya ka dhacay Axaddii, ayna ka qeybqaateen kumannaanka ruux ee ku noo magaalada Gondar ee gobolka Amxaarada…
Wargeyska New York Post ee dalka Mareykanka ayaa daabacday maanta sawirro qaawan oo ay leedahay
Diyaarad helikobtar ah oo Ruushku leeyahay ayaa lagu soo riday gobolka ay mucaaradku heystaan ee Idlib iyadoo ay dhinteen dhamaan…
Askartii isku dayay inay khaarijiyaan madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan
Hooyada dhashay askariga Mareykanka ah ee ku geeriyooday dalka Ciraaq
Musharaxa madaxtinimada ee xisbiga Jamhuuriga Doland Trump
Shirkii Xisbiga Dimoqraadiga ee lagu so xulay Hillary Clinton inay noqoto musharaxa xisbiga ee u tartamaya xilka
Muuqaalkii ugu horeeyay ee hogaamiyaha ugu weyn jabhadaha ka dagaalama dalka Suuriya ee hogaamiya kooxda Alqaacida
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka Hillary Clinton ayaa si rasmi ah u aqbashay inay noqoto musharaxa
Kooxda Daacish ayaa shaacisay Video muujinaya labadii nin ee weerarka ku qaaday Kaniisad ku taala waqooyiga Dalka Faransiiska,
Xisbiga Dimuqraaddiga, ayaa si rasmi ah u magacaabay in xog-hayihii hore ee arrimaha dibadda Hillary Clinton ay noqoto musharaxa madaxtinnimo…
Kooxda Khilaafadad islaamiga ee Suuriya iyo Ciraaq DAACISH ayaa sheegay inay ka danbeysay weerar maanta lagu qaaday Kaniisad ku taala…
Laba nin oo ku hubeysan Mindiyo aayaa weerar ku qaaday Kaniisad ku taala duleedka Rouen, Gobolka Waqooyiga ku yaala ee Normandy dalka Faransiiska.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday Mindi (Toorey) oo ka dhacay magaalada Tokyo
Nin la dhashay Madaxweyne Brack Hussein Obama oo ay walaalo isku hooyo ah yihiin ayaa sheegay inuu u codeynayo isla…
