Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Itoobiya oo wajaheysa mustaqbal Madow [Sidee u kala badan yihiin Qowmiyadaha Itoobiya?]

    Itoobiya oo wajaheysa mustaqbal Madow [Sidee u kala badan yihiin Qowmiyadaha Itoobiya?]

    August 2, 2016Updated:August 2, 20162 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Itoobiya oo wajaheysa mustaqbal Madow [Qowmiyadaha Itoobiya?]
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Bannaanbaxyo waaweyn oo dalka Itoobiya ka dhacay Axaddii, ayna ka qeybqaateen kumannaanka ruux ee ku noo  magaalada Gondar ee gobolka Amxaarada ayaa noqday tusaale naadir ah oo loo soo qaadan karo mudaharaadyada dalkaasi ka dhacaya ee dawladda lagaga soo horjeedo.

    Bannaabaxa ayaa laga abaabulay baraha bulshada xiriirto,  balse kooxina ma aysan sheeganin masuuliyadda dibadbaxaas oo imaanaya laba todobaad kaddib markii uu isla magaaladaas ka dhacay mudaharaad ay ku dhinteen 15 ruux kuwaas oo isugu jiray shacab iyo laamaha ammaanka.

    Mudaharaadyadan u dambeeyay waxay salka ku hayaan kaddib markii bulshada Amxaarada Welkait oo hadda hoostagta gobolka Tigray ay dalbadeen  in dhulkooda la hoosgeeyo maalmulka gobolka Amxaarada oo aysan dooneynin inay hoos tagaan Tigreega.

    Amxaarada ayaa dalka soo maamuli jirtay, luuqadooda ayaana ilaa iyo hadda ah mid laga isticmaalo dalka Itoobiya intiisa badan, waana qowmiyada labaad ee ugu badan Itoobiya. Oromada oo ah qowmiyada koowaad ayaa iyaduna bannaanbaxyo rabshado wada ka dhigtay dhowaan.

    Macalim Culuumta Siyaasadda dhiga oo fadhigiisu yahay dalka Mareykanka ayaa sheegay in dowladda Ethiopia ay wajaheyso mustaqbal aan caddeyn, haddii ay qaban weyso doroasho xor iyo caddaalad ah.

    Arrintan ayaa imaneysa ayada oo tobanaan kun oo qof oo ku nool magaalada Gonder ee gobolka Amxaarada ee dalka Ethiopia ay qabanayaan dibadbax ay ku baaqayaan in is-beddel lagu sameeyo dowladda, sababta oo ah caddaalad darro ka jirta qeybinta kheyraadka dalka.

    Getachew Metaferia, oo ka tirsan jaamacadda Morgan State University ayaa sheegay in sababta banaanbaxyada Gonder iyo kuwii sanadkiii hore ee gobolka Oromada ay qeyb ka yihiin nidaamka Federaalka ee Ethiopia iyo xaaladda dimoqraadiyadda Ethiopia oo sii xumaaneysa.

    SIDA AY U KALA BADAN YIHIIN QOWMIYADAHA ITOOBIYA

    • Oromo – 34.4%
    • Amxaaro – 27%
    • Soomaali – 6.2%
    • Tigray – 6.1%
    • Sidama – 4%
    • Gurage – 2.5%
    • Inta kale -19.8%

    Xigasho (CIA World Factbook) qiimayntaas waxaa la sameeyay sanadkii 2007-dii

    Wakaalado

    Amxaaro Banaanbaxyo Itoobiya Tigrey
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiyihii Gobolka Gedo oo xilka laga qaaday & diidmo uu kala hor yimid
    Next Article Donald Trump: “Hillary Clinton waa Sheydaan…” [DAAWO VIDEO]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo