Browsing: Caalamka
Nin 27 sano jir Suuriyaan ah oo ka mida qaxootiga galay dalka Jarmalka ayaa isku qarxiyay
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ku hubeysan Baangad uu weerar ku qaaday dad ku sugnaa magaalada
Weerarkii ka dhacay magaalada Munich ee dalka Jarmalka ayaa la xaqiijiyay inuu geystay, kana danbeeyay wiil 18 sano jir ah…
Musharaxa xisbiga Dimoquraadiga Hillary Clinton ayaa magacowday musharaxa madaxweyne ku xigeenka Mareykanka ee xilkaasi ay u wada loolami doonaan.
Booliska Jarmalka ee magaalada Munich ayaa sheegay in weerarkii lagu qaaday xarunta Ganacsiga ee Olympia shopping mall
DAAWO SAWIRRO LASOO XULAY OO KU SAABSAN Weerarka dabley hubeysan ku qaadeen Magaalada Munich, Germany oo ah mid weli socda…
Dabley hubeysan ayaa weerar ku qaaday rasaas ay ka dhacday xarun ganacsi laga dukameysto oo ku taala magaalada Munich ee…
Dowladda Burundi ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, kadib markii la bedelay ciidamo u joogay Soomaaliya
Musharixii madaxweyne ee Xisbiga Jamhuuriga Senator Ted Cruz ayaa diiday inuu taageero Donald Trump
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay in xaalad degdeg la geliyay dalka Turkiga,
Xisbiga Jambuuriga dalka Mareykanka ayaa si rasmi ah u doortey ganacsadaha maal-qabeenka ah ee muranka weyn dhaliyay Donald Trump
Taliyihii hore ciidamada cirka ee Turkiga Jeneral Akin Ozturk oo xabsiga ku jira ayaa laga soo xigtay inuu qirtay inuu…
Waxaa soo baxay faahfaahin ku saabsan sidii uu u dhacay Afgembigii dhicisoobay ee dalka Turkiga habeenkii Jimacaha,
Wararka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegaya in 7 sarkaal oo boolis ah la toogtay, isla markaana saddex ka ka…
Waxaa mar qura si weyn u soo shaac baxay magaca wadaadka Fatxullaah Gulen oo ah wadaad masaafuris iskiis ah ugu…
Iyadoo ay sii socdaan baacsiga dadkii ka dambeeyay inqilaabkii fashilmay ee ka dhacay dalka Turkiga
Kadib afgembigii dhicisoobay ee dalka Turkiga ka dhacay ayaa waxaa si weyn isu bedelay xaaladda dalkaasi iyadoo la xirxiray
Ra’iisal wasaaraha Turkiga ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay in la magacaabay taliye KMG ah oo ciidamada Turkiga yeelan doono kadib…
Qaar ka mida ciidamadii qeybta ka ahaa afgembiga milateri ee dhicisoobay dalka Turkiga ayaa is dhiibaya iyadoo saraakiisha sare ee…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay in isku inqilaab oo ay isku dayeen ciidamo ka tirsan milateriga Turkiga uu…
