Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Inqilaab Milateri oo fashilmay dalka Turkiga & Madaxweyne Ordogan oo ka badbaaday [SAWIRRO]

    Inqilaab Milateri oo fashilmay dalka Turkiga & Madaxweyne Ordogan oo ka badbaaday [SAWIRRO]

    July 16, 2016Updated:July 16, 20163 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay in isku inqilaab oo ay isku dayeen ciidamo ka tirsan milateriga Turkiga uu fashilmay.

    Isagoo  u soo duulay caasimadda Istanbuul ayaa madaxweynaha Turkiga uu caddeeyay in Inqilaabka fashilmay wuxuuna ku eedeeyay in qaar ka mida ciidamada oo uu ku tilmaamay argagixiso tallaabo laga qaadayo oo ay haddaba socoto sida uu yiri in la xirxiro.

    Arrintan ayaa ka danbeysay kadib markii rasaas ka dhacday magaalada Istanbuul isla markaana goobo muhiim ah ay qabsadeen ciidamo, waxaana hawada magaalada lagu arkay diyaaradaha dagaalka iyadoo ay koox milateri ah oo la baxday Golaha Nabadda ay shaaciyeen inay la wareegeen talada dalka Turkiga.

    Ciidamadan ayaa qabsaday qeybo badan oo ka mida magaalada Istanbuul iyo xarumaha waaweyn ee muhiimka ah ee dalkaasi oo ay ku jiraan garoomada diyaaradaha iyo xarumaha warbaahinta ee magaalooyinka Ankara iyo Istanbul.

    Qalalaasaha waxaa ku dhintay 47 qof oo 17 ka mida ay yihiin askar Boolis ah iyo dad shacab ah. In ka badan 102 ka mida ciidamada inqilaabka ku kacay ayaa la xiray, waxaana weli kala caddeyn xaaladda, iyadoo madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu muddo 4 jeer ah saxaaadda la hadlay isagoo xaqiijinaya inuu fashilmay inqilaabka.

    Dadweyne fara badan ayaa isu soo baxay oo ka hor tegay ciidamada, waxaana qaarkood la arkayay iyadoo Taangiyada ugu galay ciidamada oo ka tuuraya askartii ku jirtay. Waxaaa xaaladu ay noqotay mid kacsan inkastoo inqilaabku u muuqdo inuu fashilmay. Ra’iisal Wasaaraha Turkiga Binali Yildirim ayaa sheegay in xaalada gacanta lagu hayo lana qabtay inaa 130 saraakiil iyo askar.

    UPDATE:

    Madaxweyne Turkiga Ordogan oo goor dhoweyd ka hadlay Garoonka diyaaradaha Istanbul isagoo ku dhex jira kumanaan shacab ah ayaa sheegay inuu gebi ahaanba dhammaaday afgembigii ay isku dayeen qaar kamida ciidamada Turkiga.

    Ordogan wuxuu ku dhaartay inuu tallaabo ka qaadi doonta kuwa ku kacay khiyaanada Qaran ee isku dayay afhembiga.

    Waxaa goor dhoweyd la magacaabay taliye KMG ah oo ciidamada Turkiga yeelan doono kadib, waxaana taliyaha cusub lagu magacaabaa Umit Dundar.

    Baarlamaanka Turkiga o dhismihiisa la duqeeyay ayaa loogu yeeray kulan degdeg oo ay yeelan doonaan 2-da Duhurnimo ee maanta.

    Weli waxaa magaalada Ankara ka jira xaalad kacsan iyadoo ciidamada halkaas ee taageeraya inqilaabka ay Reuters u direen qoraal ay ku sheegeen inay weli dagaalmayaan.

    WAR CUSUB

    Ciidamada loo qabtay inay ku lug lahaayeen Inqilaabka ayaa tiradooda hadda la sheegay inay gaareyso 1563 askari.

    Dagaal saaka ka dhacay xarunta Baarlamaanka Turkiga ayaa lagu dilay 16 askari iyadoo lagu qabtay 250 kale sida ay sheegtay wasaaradda Arrimaha gudaha Turkiga.

    DAAWO SAWIRRO

    inqilaab

    Inqilaab1

    Inqilaab2

    Inqilaab3

    Inqilaab4

    Inqilaab5

    inqilaab6

    inqilaab7

    Wadani.com/Wakaalado

    Caalamka Inqilaab Top Turkey Turkiga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Somaliya oo furay tartanka K/cagta ee Maamul Goboleedyada
    Next Article DAAWO VIDEO: Ciidamadii isku dayay Afgembiga Turkiga oo is dhiibaya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo