Browsing: Caalamka
Dadka ku dhintay qaraxyadii ka dhacay dalka Sri Lanka ayaa sare u dhaafay 290 qof, kadib maalin ay dalkaasi jasiirada…
Wasiir hore oo ka tirsanaan jiray Israa’iil ayaa qirtay inuu basaas u ahaa dowladda Iiraan, intii uu ku jiray xukuumadda…
Qarax is-miidamin ah ayaa lagu qaaday xarunta booliska magaalo xeebeedka Chabahar ee koonfurta bari ee dalka Iraan, kaasoo geystay qasaare isugu…
Shirkadda Facebook ayaa shaacisay dad ku dhow 50 milyan qof oo adeegsada barta ugu weyn xiriirka bulshada ee Facebook xogtooda…
Maalqabeenka ugu taajirsan dunida oo ah Madaxa shirkadda Amazon ganacsiga Internet-ka Jeff Bezos ayaa shaaciyey gargaar u bixinayo lacag dhan …
Dayax madoobaadka Caawa laga arkay dunida inteeda badan wuxuu ahaa midkii qarniga 21-aad oo kaliya aan ugu waqtiga dheereyn, balse…
Waxaa la saadaaliyay in Dayax madoobaad gaara oo noociisu dhif yahay uu ka dhici doono dunida Caawa iyadoo laga arki…
Wararka laga helayo dalka Masar ayaa sheegay in ilaa 6 qof oo Soomaali ah lagu xir xiray Magaalada Qaahira ee…
Wiilashii ugu horeeyay koox Kubadda Cagta ah oo ku go’doonsanaa God ay biyo hareereeyeen muddo laba toddobaad ah dalka Thailand…
Dalka Thailand ayaa lagu guuleystay in iyadoo nool lasoo saaro koox kubadda cagta ah iyo tababarrahooda oo muddo 9 maalmood…
Dowladda Austria ee uu higgaamiyo xisbiga midigta fog ee xagjirka ah ayaa shaacisay inay xireyso toddoba masjid, iyo xarumo ururro…
Ra’iisal wasaarihii dalka Urdun Hani AlMulqi ayaa is-casilay ka dib markii dhowr maalmood ay dalkaasi ka socdeen dibadbaxyo looga soo…
Shirkii degdega ahaa ee dalalka Muslimka oo ka dhacay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa;aha spp saaray baaq ku saabsan…
Ra’iisulwasaarihii hore ee Malaysia Mahathir Mohamad ayaa guul taariikhi ah ka gaaray doorashooyinka guud ee dalkaas. Sida ay muujinayaan natiijaooyinka…
10 qof ayaa dhimatay 25 kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo kaddib markii nin u muuqanayo inuu si ulakac ah gaari…
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa xukun kasoo saartay dacwad ka taagneyd kursgii Gaarisa ee uu ku soo baxay Aadan…
Rai’sul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa weerar kulul oo dhanka afka ah ku qaaday dalka Iiraan, isagoo ku sheegay in…
Sida ay sheegeen wararka laag helayo dalka Iiraan Diyaarad Rakaab ayaa ku dhacday bartama dalkaasi, iyadoo siday dad gaaraya 65 Qof.
