Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Koox K/cagta ah oo nolol lagu helay 9 Maalmood kadib markii ay ku xayirmeen Bohol ku taalla Thailand [Sawirro]

    Koox K/cagta ah oo nolol lagu helay 9 Maalmood kadib markii ay ku xayirmeen Bohol ku taalla Thailand [Sawirro]

    July 3, 20181 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dalka Thailand ayaa lagu guuleystay in iyadoo nool lasoo saaro koox kubadda cagta ah iyo tababarrahooda oo muddo 9 maalmood ah la waayay markii God ay marayeen ay biyo badan ku shubmeen oo ay ku xayirmeen.

    Kooxaha samata bixinta Thailand ayaa dadaal ugu jirtay badbaadinta 12 wiil iyo tababarahoodii koox kubadda cagta ah, waxaana ugu danbeyn la helay xalay oo la gaaray godkii ay ku jireen markii ciidamada dalkaasi iyo Injineero ay qodeen godad waaweyn si loo gaaro goobta Bohosha ee ay ku xayirnaayeen kooxda caruurta ah iyo tababrraheeda, dalka Thailand.

    Muddo 9 maalmood ah ayaa la la’aa. Muuqaallo sawirro iyo Fiidiyoow oo laga soo duubay ayaa muujinaya markii ay quusayaal British ah ay la kulmeen carruurtaas oo diif ay ka muuqatay, kuwaasoo ku sugnaa meel qallalan laakinse ay biyo ku hareereysnayeen.

    Qaar ka mid ah waalidiinta carruurta oo ku faraxsan in caruurtooda la helay
    Qaar ka mid ah waalidiinta carruurta oo ku faraxsan in caruurtooda la helay
    Waa wiilasha iyo tababarahooda
    Waa wiilasha iyo tababarahooda

    Kooxaha samata bixinta ayaa iminka go’aan ka gaaraya in ay kooxdaas soo dhex mariyaan marinnada ay biyuhu ka buuxaan, ayadoo la isticmaalayo qalabka quusidda, ama ay sugaan ilaa inta ay tabartooda uga soo noqonayso oo biyahana dibadda loo soo bam garaynayo.

    Public anticipation for the rescue has been high since Sunday, but officials avoided setting a timetable for the search and rescue operation. Pictured: Divers in the cave network where the boys are stuck

    Rescue attempt: Rescuers have been pumping 10,000 litres of water every hour - but this is only enough to decrease levels by one centimetre every hour and heavy rains will come again tomorrow

    Thai Navy seals have found all 12 boys and their football team coach alive after nine days of desperate searching in Thai caves

    This photograph of some of the boys smiling was released by a parent after hearing the news their child had been found

    Alive: The frightened youngsters were huddled together when the rescue team discovered them trapped in the flooded cave

    A Thai provincial governor has said that all 12 boys and their coach have been found alive in a cave after they went missing over a week agoThai soldiers carrying equipment inside the flooded cave complex during a rescue operation for the boys and their coach 

    The boys, aged 11 to 16, are with their 25-year-old coach. They disappeared when flooding trapped them after entering the Tham Luang Nang Non cave on June 23

    Caalamka Thailand Xulashada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQalbi-dhagax: “Xarigeyga waxaa ka danbeeyay maamulka Farmaajo & Hay’adii Sanbaloolshe…” [Dhageyso Wareysi kulul]
    Next Article XOG: Laba halis oo soo wajahday Qorshihii Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ku noqon lahaa Xildhibaan [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo