Ciidammada ammaanka ee waddanka Afghanistan ayaa soo gebagabeeyay weerrar socday 12 saacadood oo rag hubeysan ay ku galeen hoteel nooca…
Browsing: Caalamka
Dabley hubeysan ayaa weerar ku qaaday xalay Hotel caan ah oo ku yaalla magaalada Kabul ee dalka Afghanistan.
Bannaanbaxyo looga soo horjeedo siyaasadda dhaqaalaha ee dowladda Tunisia ayaa ku sii fidiya dalkaasi oo ahaa dalka kaliya ee ka…
Wasaarada gaashaandhiga ee Ruushka ayaa xaqiijisay in kooxaha mintidiinta Suuriya ay u isticmaaleen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn weerar ay ku…
Raisul wasaarihii hore ee dalka Malaysia, Mahathir Mohamad oo ahaa ruugcaddaa hogaan iyo siyaasi weyn oo dalkaasi heer gaarsiiyay ayaa…
In ka badan 10 qof ayaa ku dhintay banaanbaxyada rabshadaha isu rogay ee dalka Iran oo looga soo horjeedo dowladda…
Maxkamadda dastuuriga ah ee dalka Koonfur Afrika ayaa maanta xukuntay in baarlamaanka dalkaas ay waajibaadkooda gudan waayeen, waxayna maxkamaddu baarlamaanka…
Booliska dalka Holland ayaa toogtay nin Mindi ku hubeysnaa oo halis geliyay dad ku sugnaa garoonka diyaaradaha magaalada Amsterdam ee…
Burcad internet-ka oo luqadda Ruushka ku hadlaysay ayaa looga shakinayaa in ay dheceen $10 milyan oo dollar oo ay ka…
Shirkadda Faransiiska laga leeyahay ee Lactalis ee samaysa caanaha carruurta ayaa amartay in dib loogu soo celiyo caanaha ay soo…
Nin horey loogu xukumay dambiyo dagaal oo uu ka geystay Bosnia oo ay ku socotay dhagaysiga dacawd uu rafcaan ka…
Priti Patel ayaa iska casishay wasiirka horumarka caalamiga ah ee UK iyadoo bartanka lagaga jiro dooda kulanka aan loo fasixin…
Dhakhaatiir joogta caasimadda India ee Delhi ayaa kala fujiyey laba wiil oo dhakada madaxa isaga dhegganaa.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Australia, Barnaby Joyce iyo afar siyaasi oo kale ayaa si khalad ah loo doortay maadaama oo…
Ogaysiis ay soo saartay xukuumadda ayaa qabsaday baraha bulshada isla markii uu madaxweyne Robert Mugabe sameeyey wasaarad mas’uul ka ah…
30 askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka dalka Masar ayaa lagu dilay iska hor imaad hubeysan oo dhex maray koox…
Natiijada hordhaca ah ee doorashada madaxweynenimada Liberia waxay muujinaysaa in uu hogaanka hayo George Weah oo horay u soo noqday…
Macluumaad xasaasi ah oo ku saabsan hannaanka difaaca ee Australia ayaa si aan kala sooc lahayn loo xaday, ka dib…
Qalalaaso ayaa ka bilowday gobolka Catalonia ee dalka Spain kaddib markii ciidamada booliska ee dalkaasi ay bilaabeen howgal ballaaran oo…
Waxaa meel kasta is qabaday qeylo dhaanta ka taagan xasuuqa iyo isir sifeynta lagu hayo muslimiinta tirada yar ee Rohingya,…
