Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Dadka ku dhintay Qaraxyadii Sri Lanka oo ku dhow 300 qof & Dhaawaca 500 [Yaa ka danbeeyay..?]

    Dadka ku dhintay Qaraxyadii Sri Lanka oo ku dhow 300 qof & Dhaawaca 500 [Yaa ka danbeeyay..?]

    April 22, 2019Updated:April 22, 20192 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Meydad
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dadka ku dhintay qaraxyadii ka dhacay dalka Sri Lanka ayaa sare u dhaafay 290 qof, kadib maalin ay dalkaasi jasiirada ah ruxeen qaraxayo si weyn loo diyaariyey oo ka dhacay hoteello waaweyn iyo Kaniisado oo lagu soo beegay maalinta ay dadka masiixiga u dabaaldegayaan ee Easter-ka loo yaqaan.

    Qaraxyadii Axadii shalay ka dhacay ee dalka Sri Lanka oo 7 ka mida ay ahaayeen is-miidaamin ayaa ahaa kuwii ugu qasaaraha badnaa ayaa loo xiray dad gaaraya 24 qof, balse ilaa iyo hadda lama oga cidda ka dambeysay weerarradaasi, waxaase lagu tuhunsan yahay urur islaami ah oo aan la aqoonin oo dalkaasi ka jira.

    Dadka dhaawacmay ayaa gaaraya 500 qof, waxayna dadka Sri Lanka muddo 10 sano ah ku jireen nabadgelyo markii sanadkii 2009 uu dhamamaday dagaalkii sokeeye ee dalkaasi mudadda dheer ka socday.

    Ra’iisal wasaaraha dalkaasi Ranil Wickremesinghe ayaa sheegay inay hay’adaha amniga hayeen xogo ku saabsan weerarro dhici kara, balse aan wax tallaabo ah la qaadin ama la yareystay, waxaana dalkaasi lagu soo rogay bandow iyadoo la xayiray baraha bulshada.

    Sri lanka waxay dadkeedu gaarayaan 22 Milyan oo qof, waxaanau badan qowmiyadd Senhalase-ka oo ah dad ku dhaqma diinta Buudiga oo ah 70% dadka dalkaasi, waxaana ku xiga Hindus-ka oo ah, waxaa ku nool dadyow laga tiro badan yahay sida muslimiinta oo dalkaasi ka ah 10%, kirishtaanka oo ah 7%

    Police and locals inpect the damage and fataliaties in Katuwapitiya St. Sebastian church in Negombo
    Shortly after those blasts were reported, police confirmed three hotels in the capital had also been hit, along with a church in the town of Batticalao, in the east of the country (pictured: Security forces outside St Anthony's Shrine)
    Bags containing dead bodies are carried outside the St Sebastian's Church at Katuwapitiya in Negombo on Sunday
    ASia Caalamka Sri Lanka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWeriye ka mid noqday Dhalinyarro lagu qabtay howlgal oo Facebook live soo galay [Daawo]
    Next Article Volodymyr Zelensky: Majaajileystihii Madaxweynaha Noqday! (Daawo Sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo