Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Donald Trump oo si rasmi ah loogu doortey Musharaxa Madaxweynaha Jamhuuriga [Sawirro]

    Donald Trump oo si rasmi ah loogu doortey Musharaxa Madaxweynaha Jamhuuriga [Sawirro]

    July 20, 2016Updated:July 20, 20161 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xisbiga Jambuuriga dalka Mareykanka ayaa si rasmi ah u doortey ganacsadaha maal-qabeenka ah ee muranka weyn dhaliyay Donald Trump

    inuu noqdo musharraxooda u tartamaya doorashada madaxtinnimo ee Mareykanka 2016.

    Shirweynihii Xisbiga Jamhuuriga ee ka dhacaya magaalada Cleveland ee gobolka Ohio, ayaa xalay waxay ergooyinka  siiyeen codadkii uu u baahnaa Trump ee 1,237-da cod, taasoo ka dhigtay inuu noqdo mashurraxa rasmiga ah ee xisbigaasi u matali doona tartanka madaxtinnimada.

    Waxa uu Trump islamarkii uu noqdey musharaxa rasmiga ah ee xisbiga Jamhuuriga uu twitter-kiisa dhigey in aanu niyad jabin doonin taageerayaashiisa oo uu si adag u shaqeyn doono.

    Xog-hayihii hore ee Arrimaha Dibadda Mareykanka Hillary Clinton ayaa lagu wadaa in dhowaan iyaduna ay noqoto musharaxa rasmiga ah ee Xisbiga Dimoqraadiga, waxaana labada musharax ay ku loolami doonaan doorashada dalka Mareykanka ka dhaceysa 8 November 2016.

    Donald Trump oo ah nin dood weyn ka dhaliyay Mareykanka iyo dunida, isla markaana leh mowqifyo xagjir ah ayaa ololaha doorashiisa oo dhami wuxuu salka ku hayaa inuu America mar kale ka dhigo dal xoog leh oo nabad taam ah ka jirto, wuxuuna ku eedeynayaa Obama iyo Xisbiga Dimoqraadiga inay yihiin dad jilicsan oo dalkaas weyn aan hogaamin karin.

    SAWIRRO

    Trump's campaign has shown no indication that it might fire Gates or otherwise discipline anyone involved in the embarrassing episode

    Melania Trump was accused of stealing remarks made by Michelle Obama for her own speech at the Republican National Convention, and fingers of blame are pointing to a behind-the-scenes political fixer named Rick Gates who sources say bore responsibility for approving the remarks

    Donald Trump addresses the crowd Tuesday at the Republican National Convention in Cleveland. "We're going to make America great again," he said shortly after winning the GOP's presidential nomination. "Have a fantastic evening. I'll see you tomorrow night, I'll see you Thursday night, and we will win in November."

    Delegates fill the floor of the arena on Tuesday.

    Melania Trump kisses her husband, Donald, after she spoke Monday on the first day of the convention. "If you want someone to fight for you and your country, I can assure you, he's the guy," she said of her husband. "He will never, ever give up. And most importantly, he will never, ever let you down."

    Wadani.com

    Caalamka Donald Trump Republican party USA
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleLacagta diiwaangelinta Musharixiinta labada aqal ee Baarlamaanka oo la shaaciyay
    Next Article Shirkii Madasha Qaran oo baaqday iyo xaalad cusub oo ku soo korortay Doorashada 2016

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo