Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Madaxweynaha Naryjeeriya iyo xaaskiisa oo ay ka tafan tahay [Hadallo kulul oo ay is weydaarsadeen]

    Madaxweynaha Naryjeeriya iyo xaaskiisa oo ay ka tafan tahay [Hadallo kulul oo ay is weydaarsadeen]

    October 14, 20163 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhamadu Buhari oo ka jawaabayay dhaleecayn ka timid xaaskiisa ayaa yiri ”Xaaskeyga waa inay ku ekaato howlaha jikada”.

    Isagoo booqasho ku jooga dalka Jarmalka ayaa waxa uu yiri, ”Ma garanayo xisbiga ay xaaskeyga ka tirsan tahay balse waxaan ogahay inay ka tirsan tahay jikadeyda, fadhigeyga iyo qolkeyga kale”. Isagoo dhoola-caddaynaya ayaa waxa uu hadalkiisa sii raaciyay inuu xaaskiisa iyo mucaraadkaba ka khibrad badan yahay maadama uu u soo tartmay madaxtinnimada dalka seddax jeer markii afaraadna uu guuleystay.

    buhari-wifeWuxuu ka barbar hadlayay haweeneyda malaha ugu awooda badan dunida ahna hogaamiyaha Jarmalka Angela Markel. Waxaa la sheegay inay jaleecday dhiniciisa markii uu hadalkaasi ku dhawaaqayay.

    Xaaska Madaxweyne Buhari ayaa horay u sheegtay inaysan taageri doonin saygeyda mar dambe haddii uu isbadal ku samayn waayo dowladiisa.

    Marwo Caasha ayaa intaasi raacisay kaliya inay taageeri doonto madaxweyne Buhari haddii uu isbadal muuqda ka sameeyo dalka Nigeria.

    Caasha Buhari ayaa sheegtay in madaxweynaha uu xilal u magacaabay shakhsiyaad aan aaminsanayn afkaarta xisbiga talada haya ee APC.

    Caasho Buhari ayaa u sheegtay saygeeda inay tahay inuu wax ka dhagaysto taagerayaashiisii soo garab istaagay xiligii lagu jiray olalaha doorashada.

    Weriye ka tirsan BBC-da oo ku sugan Abuja ayaa sheegaya in xaaska Madaxweynaha Nigeria ayaa u muuqato inay u hadleysay dad taageersan madaxweyne Muxamadu Buhari oo filayay in xilal loo magacaabi doono ka dib markii la doortay madaxweynaha balse aan xilalkaasi helin.

    Wuxuu ka barbar hadlayay haweeneyda malaha ugu awooda abdan dunida hogaamiyaha Jarmalka Angela Markel. Way jaleecday markii uu hadalkaasi ku dhawaaqayay.

    Wuxuu ka barbar hadlayay haweeneyda malaha ugu awooda badan dunida hogaamiyaha Jarmalka Angela Markel. Way jaleecday markii uu hadalkaasi ku dhawaaqayay.

    Wareysi ay siisay BBC-da laanteeda Hausa ayay ku sheegtay in dowlada saygeeda ay afduubeen shakhsiyaad gaar ah oo galaangal ku yeeshay magacaabista uu xafiiska madaxweynuhu sameeyo.

    Waxa ay sheegtay in madaxweynaha uusan aqoon masuuliyiinta uu magacaabay. ”Madaxweynaha ma garanayo 45 ka mid ah 50-ka qof ee uu magacabaay aniga xitaa oo xaaskiisa ahaa 27 kii sano ee la soo dhaafay ma garanayo dadkaasi”, sidaasi ayay u shegetay BBC-da.

    Caasha Buhari ayaa saygeyda si xoogan ugu soo ololeysay doorashadii sanadkii la soo dhaafay ka dhacday dalka Nigeria.

    Balse lama maqal amaba lama arag iyadoo ka hadleyso arrimaha siyaasadda tan iyo markii uu ninkeeda xukunka la wareegay. Waxayna taasi badalkeeda xoogga saartay kobcinta dumarka iyo kaalmeynta dhibanayaasha colaadda Boko Xaraam.

    Taasina waa mid ka mid ah sababaha uu wareysigan ay BBC-da siisay u nqoday mid ay dad badan la yaabeen.

    Arrintani waxay culeys ku noqon doontaa sumcadda madaxweyne Buhari.

    Madaxweyne Buhari waxaa laga yaaba inuusan ku tiirsanaan doonin taagerada xaaskiisa haddi uu doonayo inuu ka qeyb qaato doorashada 2019-ka
    Madaxweyne Buhari waxaa laga yaaba inuusan ku tiirsanaan doonin taagerada xaaskiisa haddi uu doonayo inuu ka qeyb qaato doorashada 2019-ka

    BBCSomali

    Buhari Nayjeeriya Xaaska Buhari
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCabdi Qeybdiid oo weerar ku qaaday socdaalka Ra’iisal wasaare Cumar C/rsahiid ee Cadaado
    Next Article Koox Qarax u maleegtay Qoysas Soomaali ah oo lagu qabtay Mareykanka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo