Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Donald Trump oo xilkii ka qaaday Xeer ilaaliye Guud oo ka hor timid Go’aanadiisa

    Donald Trump oo xilkii ka qaaday Xeer ilaaliye Guud oo ka hor timid Go’aanadiisa

    January 31, 2017Updated:January 31, 20172 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump ayaa xilkii ka qaaday xeer ilaaliyihii guud ee Mareykanka haweeneyda lagu magacaabo  Sally Yates oo xilka si kumeelgaar ah u heysay.

    Sally ayaa ka careysiisay Donald Trum kadib markii ay shaqaalaha wasaaradeeda u sheegtay inaysan difaacin amarka uu soo saaray madaxweyne Trump ee dadka kasoo jeeda 7 dal oo muslimiin ah looga joojiyay inay tagaan Mareykanka.

    Xeer ilaaliyaha ayaa ka mid ahayd xubnihii madaxweyne Obama magacaabay, si ay xilka ugu wareejiyaan xubnaha csub ee uu soo magacaabo madaxweyne Trump.

    Arrintan ayaa ka dhalatay muranka ka  taagan wareegtooyinka fulineed ee madaxweyne Trump soo saaray, waxaana uu si cad ugu sheegay saraakiisha Mareykanka ee ka horjeeda go’aanadiisa inay aqbalaan ama ay xilalka ka tagaan.

    Qoraal ka soo baxay Aqalka cad ayaa lagu sheegay in Yates “ay khayaantay” waaxda cadaaladda.

    Dhinaca kale madaxweynihii hore ee Mareykanka Brack Obama ayaa laga soo xigtay inuu taageersan yahay bannaanbaxyada looga soo horjeedo go’aanada uu soo saaray madaxweyne Donald Trump sida uu sheegay afhayeenkiisa.

    Go’aanada fulineed ee ka soo baxay madaxweynaha Mareykanka ayaa qas weyn ka abuuray gudaha Mareykanka iyo Dunida oo dhan, waxaana magaalooyinka dalka Mareykanka ka socda bannaanbaxyo waaweyn oo looga horjeedo madaxweyne Trump.

    Kumanaan kun ayaa isugu soo baxay magaalada London ee dalka Ingiriiska iyagoo ka horjeeda siyaasadaha madaxweynaha cusub ee Mareykanka, waxaana 2 milyan oo qof ku dhow mooshin ay saxiixayaan dadka Ingiriiska oo Donald Trump looga mamnuucayo inuu socdaal ku tago UK.

    Donald Trump ayaa shaqada ka eryay xeer ilaaliyaha guud ee dalka Mareykanka , ka dib markii ay su’aal galisay sharcinimada mamnuucitaanka qaxootiga.

    Wakaalado

     

    Donald Trump Obama Sally Yates US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTarsan: “Xasan iyo Maareeye ayaa heysta TV-ga Qaranka, waana ceeb in Doodii sidaas loo bedelo…” [DHAGEYSO]
    Next Article Xildhibaan hore kursigiisa loo laalay oo dib loogu doortay Magaalada Garowe

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo