Browsing: Caalamka
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Istanbuul ee caasimadda Turkiga. Qaraxa ayaa ka dhacay xaafadda Vezneciler oo u dhow…
Sawiradii ugu horeeyay ee ciidamada kumaandooska Mareykanka oo ka dagaalamaya gudaha dalka Suuriya ayaa la soo helay iyadoo Mareykanku si…
5 ka mida eedeysanayaan ka koobnaa 13 oo maxkamadu magaalada Kamlpala ay ku heshay inay lug lahaayeen qaraxyo ka dhacay Baar lagu daawanaayay tartanka…
Wasiirka Arrimaha dibadda Itoobiya Tedros Adhanom ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday inuu u sharxan yahay jagada guddoomiyaha Ururka Caafimaadka…
War ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa lagu sheegay in duqeyn dhinaca cirka ah oo ay qaadeen diyaaradaha dagaalka…
Sadiq Khan oo ka tirsan Xisbiga Shaqaalaha, ahna Muslim soo haajiray oo ka soo jeeda dalka Pakistan ayaa loo doortay duqa…
Ganacsade caan ka ah dalka Kenya ayaa lagu dilay xalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Xilliga la dilay ayaa la…
Booliska Dalka Kenya ayaa shaaciyay inay fashileen qorshe weerar ah oo kooxda khilaafada islaamiga ah ee Daacish qorsheeyeen inay ka fuliyaan…
Boqolaal ka tirsan taageerayaasha Wadaadka Shiicada ah ee Reer Ciraaq Muqtada Asadr ayaa maanta bannaanbax ku galay khadka cagaaran ee…
Ururka islaamiga ee Abu Sayyaf oo ka dagaalama dalkaasi Philippine ayaa la xaqiijiyay inay dil gowrac ah ku fuliyeen muwaadin…
Madaxweynayaasha dalalka Bariga Afrika ee ku shirayay magaalada Kampala waxa ay go’aan ku gaareen inay dhistaan dhuul weyn oo shidaalka…
Ciidamada Milatariga Ethiopia ayaa sheegay inay maanta gudaha u galeen dalka Suudaanta Koonfureed, ayna hareeyeen xaafado lagu haysto caruur laga…
Wararka laga helayo magaalada Qudus ee Yuhuuddu xoogga ku heysato ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay magaaladaasi, kaasoo…
Talyaaniga ayaa xaqiijisay jiritaanka Tahriibayaal ku geeriyooday Badda Dhexe oo xigta dhinaca Masar, waxaan sidaasi laga soo xigtay wasiirka Arrimaha…
Waxaa la shaaciyay natiijada doorashadii dalka Jabuuti, waxaana markii afraad dib loo soo doortay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo helay…
Booliska Belgium ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen mid kamida dadka lagu tuhunsanaa inay ka danbeeyeen qaraxyadii magaalada Paris ee…
Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa maanta looga dareeray cod bixin lagu soo dooranayo Madaxweyne cusub oo dalkaasi yeesho, inkastoo dad badan aaminsan…
Kooxda mucaaradka islaamiga ah ee NUSRA ayaa baahisay muuqaalka diyaarad dagaal oo ciidamada dowladda Suuriya leeyihiin oo la soo riday,…
Dowladda Jabuuti ayaa muddo saacado ah xirtay kadibna dalkeeda ka ceyrisay weriyeyaashii BBC-da laamaheeda kala duwan ee dalkaasi u tegay…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya ayaa shalay fowdo ka sameeyay khudbad uu Baarlamaanka dalkaasi ka jeedinayay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru…
