Browsing: Caalamka
Diyaarad ay leedahay shirkada diyaaradaha dalka Masar ee Egyptair ayaa la afduubtay xilli ay ku jirtay duulimaad gudaha dalkaasi ah.…
Rasaas ayaa caawa ka dhacday xarunta Koongareeska Mareykanka taasoo keentay in la xiro Aqalka Cad ee looga taliyo dalka Mareykanka…
Warbaahinta dalka Beljamka ayaa baahisay in laba nin oo walaalo ah ay ka dambeeyeen qaraxyadii shalay ka dhacay garoonka diyaaradaha…
In ka badan 10 ruux ayaa ku dhintay ilaa 30 ruux dhaawacyo ayaa ka soo gaaray 2 qarax oo ismiidaamin…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ruxay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, qaraxa ayaa dhaliyay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxan ayaa…
Warar laga helay booliska dalka Belgium ayaa sheegaya ninka abaabulay weeraradii Paris ee 13-kii November 2015 lagu dilay 130 ruux lagu…
Waxaa magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belguim laga maqlay rasaas la is weydaarsanayo iyadoo xilligaasina uu socday howlgal ciidamada dalkaasi…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in koox dabley ah ay weerar ku qaadeen laba hotel oo ku yaala dalka…
Hogaamiyihii caanka ahaa ee islaamiga ahaa Xasan Al-turaabi ayaa geeriyooday goor dhoweyd, kadib markii caafimaadkiisa sii xumaaday. Al-turaabi ayaa ahaa…
Sheekha u dhashay dalka Sacuudiga, ahna daaciga weyn ee Sheekh Caa’id Alqarni ayaa la sheegay inuu dhaawac kasoo gaaray weerar…
Madaxweynaha dalka Uganda ayaa la shaaciyay goor dhoweyd inuu ku guuleystay doorashadii Khamiistii dhacday iyadoo codadka uu helay ay gaareen…
Doorashadii shalay ka dhacday dalka Uganda oo weli ay socoto tirintii coddaaka ayaa natiijooyinka ugu horeeya ee soo baxay ay…
Qasaarah weerarkii xalay lagu qaaday magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa sii korodhay, iyadoo hadda tirada dhimashada ay mareyso dhimashada…
Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay 10 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax xoog leh oo ruxay caasimadda…
Xoghayihii guud ee hore ee Qaramada Midoobay Boutros Boutros-Ghali ayaa geeriyooday sida uu ay ku dhawaaqeen Golaha ammaanka ee Q/Midoobay. Boutros-Ghali,…
Raashiya ayaa ka digtay dagaal caalami ah oo ka qarxa dunida haddii ciidamo ka socda dalal kale la geeyo dalka…
Garsoorada Maxkamadda Rafcaanka ee Maxkamadda Dembiyada ee adduunka ayaa jebiyay qoraalo dacwadeed oo marqaatiyaal hore ay sameeyeen oo la xiriira…
Musharixiinta kala ah Donald Trump iyo Bernie Sanders ayaa ku kala guuleystay tartanka is reeb-reebka xisbiyada gudahooda ee gobolka New…
Laba tareen ayaa isku dhacay gobolka Bavaria ee Jarmalka, iyadoo boliiska ay sheegayaan in ugu yaraan siddeed qof ay dhinteen. Shilka…
Senator Ted Cruz ayaa codeyntii gobolka Iowa kaga adkaaday bilyaneerka Donald Trump tartankii xisbiga Jamhuuriya ee xilka Musharaxa Madaxweynaha Mareykanka,…
