Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»DAAWO SAWIRRO: Walaalo is qarxiyay oo ka danbeeyay weeraradii Brussels & nin baxsaday

    DAAWO SAWIRRO: Walaalo is qarxiyay oo ka danbeeyay weeraradii Brussels & nin baxsaday

    March 23, 2016Updated:March 23, 20162 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warbaahinta dalka Beljamka ayaa baahisay in laba nin oo walaalo ah ay ka dambeeyeen qaraxyadii shalay ka dhacay garoonka diyaaradaha iyo xarunta tareenada magaalada Brussels. Labadan nin ayaa la sheegay inay is miidaamiyeen iskuna qarxiyeen garoonka diyaaradaha.

    Dhinaca kale Booliska dalka Beljam ayaa baadi goobaya nin la tuhunsan yahay inuu qeyb ka ahaa qaraxyadii  Talaadadii ka dhacay magaalada Brussels ee xarunta dalka Beljamka, isagoo la abaabulay labada nin ee is qarxiyay.

    Labada nin ee walaalaha ah iyo ninkan ayaa sawiradood laga helay kaamerooyinka ammaanka ee ku rakibnaa garoonka caalamiga ah ee magaaladaasi ee ay qaraxyada ka dhaceen.

    Saraakiisha dembi baarista dalka Belguim ayaa sheegay in walaalaha is qarxiyay oo sawiradood ay hoos ka muuqdaan lagu kala magacaabo Khaalid iyo Ibrahiim Albikri oo deganaa magaalada Brussels oo lala xiriirinayo weeraradii Paris.

    Waxaa kaloo Booliska dalkaasi baadi goobayaan nin la sheegay inuu taksi ku keenay saddex ruux ee laba ka mida is qarxiyeen midka kalena uu baxsaday oo la baadi goobayo.

    Walaalo is qarxiyay
    WALAALAHA IS QARXIYAY

    Qaraxyadii ka dhacay garoonka diyaaradaha iyo maxaddada tareenka ee dhulka hoostiisa ayaa waxaa ku dhintay 34 qof halka 250 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen. Booliska ayaa ugu baaqay dadkii qaraxyadaasi ku duubay moobeeladooda iyo kaameerooyinka in ay ka caawiyaan baaritaanka.

    SAWIRKA NINKA BAXSADAKA AH EE LA BAADI GOOBAYO

    Ciidamo dheeraad ah ayaa la geeyay gudaha magaalada, waxaana booliska ay gacanta ku soo dhigeen kiimiko, waxyaabaha qarxa iyo calanka kooxda khilaafada islaamka kaddib markii ay hawlgal ka fuliyeen xaafad ka mid ah magaaladaasi Brussels.

    Ururka Daacish ee Khilaafada Islaamka ayaa sheegtay inuu ka danbeeyay qaraxyada ka dhacay Brussels, waxayna ku soo beegmayaan maalmo kadib markii Brussels lagu qabtay Saalax Cabdisalaam oo ahaa abaabulihii weeraradii  magaalada Paris ee dalka Faransiiska oo 130 ruux lagu dilay.

    Walaalo-isku qarxiyay brussels
    Bidix: Walaalaha is qarxiyay, Midig ninka la baadi goobayo

     

    BELGIUM OO KU JIRTA BAROORDIIQ

    Xaalada dalka Belgium ayaa kacsan iyadoo ciidamo fara badan ayaa la dhigay dhammaan goobaha muhiimka ah ee dalkaasi, waxaana socda baadigoobka ninka baxsadka ah.

    Wadani.com

    Caalamka Qaraxyada Brussels Walaalo is qarxiyay
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXAG-JIRNIMADA [W/Q: Saadiq Eenow]
    Next Article XOG: Kulankii Ra’iisal wasaaraha iyo Odayaasha Hiiraan oo la isku mari waayay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo