Browsing: Caalamka
Ugu yaraan 10 ruux ayaa ku dhintay 20 kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray weerar is miidaamin ah oo lagu…
Madaxweynaha IRAN, Xasan Roxaani oo todobaadkan booqasho ku maray dalalka Italy iyo France ayaa dowladahaasi ku khasbay inay wax ka…
Wararka laga helayo dalka Nayjeeriya ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday Waqooyiga Bari ee dalkaasi, kadib markii wiil yar oo…
Wararka soo dhacay iminka ee laga helayo dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in weerar uu xigay qarax ka dhacay Masjid ku…
Kooxda Daacish, ayaa sii deysay video u muuqda inuu muujinayo sagaal mintidiin ah oo ka qeyb galay weeraradii argagixiso ee…
Jaamacad ku taala Waqooyiga galbeed ee Pakistan oo weerar ay ku qaadeen kooxo islaamiyiin hubeysan ayaa la sheegay in lagu…
Weerarkii ay kooxda Alqaacida ee Waqooyiga Afrika ku qaaday xalay Hotel caan ah oo ku yaala magaalada Ouagadougou ee caasimadda…
Kooxda Khilaafada islaamiga ee ISIS ayaa sheegatay inay ka danbeysay weerarkii qaraxyada iyo iska hor imaadka ahaa ee ruxay maanta…
In ka badan 7 qarax ayaa gilgilay caasimadda dalja Indonesia ee Jakarta, iyadoo lagu soo warramayo in lic ruux ay ku dhinteen weerarradaasi…
Dabley hubeysan ayaa caawa weerar ku qaaday Hotel ku yaala magaalada dalxiisku ku badan yahay ee Gardaqa oo dhinaca ku…
Dowladaha Baxreyn iyo Suudaan ayaa ku dhawaaqay inay xiriirkii diblomaasiyadda u jareen Jamhuuriyadda Islaamiga Iiraan, iyagoo tallaabadaasi ku raacay Boqortooyada…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inay xiriirkii diblomaasi u jartay dowladda Iiraan, iyadoo dalkeeda ka ceyrisay diblomaasiyiintii dalka…
Dibadbaxayaal reer Iiraan ah oo ka caraysan dilkii uu Sucuudiga u geystay wadaad caan ah oo Shiicada dalkaasi hogaamiye u…
Boqortooyada Sacudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday inay daldashay 47 qof oo argagixiso ah sida ay shaacisay wasaaradda arrimaha gudaha dalkaasi…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu dab ka kacay Hotel caan ah oo ku yaala magaalada Dubai, hotelkaas oo…
Ilaaliyihii gaarka ahaa ee Usaama Bin Laaden Nasser al-Bahri ayaa geeriyooday kadib markii uu muddo dheer xanuunsanaa, sida ay sheegeen…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in laba sarkaal ka tirsan Booliska Kenya lagu dilay weerar ay ku qaadeen…
Saraakiisha Ammaanka dalka Kenya ayaa xaqiijiyay weerar ay sheegatay kooxda Alshabaab oo ka dhacay wadada Hindi-Bodhei ee Lamu halkaasoo uu…
Ra’iisul wasaaraha India Narendra Modi ayaa booqasho taariikhi ah oo aan horey loo shaacin maanta ku tagay dalka Pakistan, taasoo…
Xildhibaan Nabiil Al-Fadli ayaa si lama filaan ah ugu dhex geeriyooday gudaha baarlamaanka dalka Kuweyt kadib markii xanuun degdeg soo…
