Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Shilkii ugu xumee ee Tareen oo dhacay dalka Jarmalka [SAWIRRO]

    Shilkii ugu xumee ee Tareen oo dhacay dalka Jarmalka [SAWIRRO]

    February 9, 20162 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Laba tareen ayaa isku dhacay gobolka Bavaria ee Jarmalka, iyadoo boliiska ay sheegayaan in ugu yaraan siddeed qof ay dhinteen. Shilka labada tareen ayaa ka dhacay meel u dhow Bad Aibling, oo u jirta 60 km koonfur bari Munich. Shirkadda tareenka maamusha ayaa sheegtay labada tareen inay jidka dhinac ka baxeen kadibna ay isku dhageen oo gadoomeen.

    Labada tareen ayaa qayb ka mid ah jidka ka baxeen.

    Boliiska ayaa sheegay shaqaalaha gargaarka inay isku dayayaan dadka wali ku go’doonsan burburka tareenka.

    Boliiska gobolka ayaa sheegay in siddeed qof ay dhinteen, ilaa boqolna ay dhaawacmeen, oo konton ka mid ah ay yihiin dhaawac halis ah.

    Rainer Scharf, oo ka tirsan boliiska Bavaria ayaa sheegay “ayadoo la eegayo shilka suu u wayn yahay, in labada tareen ay iyagoo aan xoog u socon ay iska horimaadeen oo isku dhaceen.”

    Shirkada tareenada ee Meridian ee gobolka ayaa hadal ay soo saartay ku sheegtayin shilka uu ka dhacay jidka u dhaxeeya Rosenheim iyo Holzkirchen saacada markay ahayd 07:00 subaxnimo.

    Shaqaalaha gargaarka deg dega ayaa goobta si dhaqso ah u yimid

    Bernd Rosenbach, maamulaha Bayerische Oberlandbahn ee maamusha shirkada Meridian ee tareenada ayaa wariyayaasha u sheegay “inay ku dadaalayaan inay caawiyaan rakaabka, ehelada iyo shaqaalaha”

    Maamulaha dhinaca farsamada Fabian Amini ayaa ku daray: “Waxaan u mahad naqaynaa shaqaalaha gurmadka deg dega iyo shaqaalaha tareenka oo caawinaad deg deg ah dadka siiyay.”

    Meesha uu ka dhacay shilka waxay u dhow dahay wabiga Mangfall oo ah dhul geedo iyo buuro.

    Dhaawaca ayaa lagu qaadayaa doomo iyo helikobtaro.

    Dowr boqol oo qof oo shaqaalaha gargaarka ayaa goobta jooga, iyo shaqaalaha dadka badbaadiya oo ka yimid Austria ayaa sidoo kale dadka caawinaya sida ay sheegtay warfaafinta Jarmalka.

    Duhurnimadii, boliiska ayaa sheegay in dhaawaca laga soo saaray burburka.

    Kaydka dhiiga ee Munich ayaa ka codsaday dadka inay bixiyaan dhiig, iyagoo isticmaalay bartooda Facebook.

     

    BBCsomali

    Caalamka Jarmalka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWakiilada Beesha Caalamka oo Garowe u tegay culeys-saarka Puntland Qaabka Doorashada 2016 [SAWIRRO]
    Next Article Akhriso: Liiska magacyada Maamulka cusub ee Madaxweynaha Galmudug u magacaabay Degmada Hobyo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo