Browsing: Caalamka
Safiirka Soomaaliya u jooga dalka Turkiga ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladda wiilka Soomaaliyeed ee Guuleed Cabdi oo Turkiga lagu martiqaaday,…
Bandhigga weyn ee Teknofest oo Turkiga lagu soo bandhigo Qalabka Tiknologiyada ee diyaaraduhu ka mid yihiin ayaa lagu casuumay wiilka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la ogaaday inuusan bixin wax canshuur ah 10 sano oo ka mida 15 sano oo…
Akhriso taariikhda Madaxweynaha cusub ee Maamulka Tigreega Itoobiya iyo Maamulkaasi oo laga cabsi qabo inuu Itoobiya ka go’o
Soomaaliya ayaa guddoomineysa fadhiga 7-aad ee Golaha Guud ee Q/Midoobay, iyadoo Gudoomiye ku xigeenka golaha guud ee kal-fadhiga 75-aad ee…
Geerida Haweeneydii ka mid ahayd Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Mareykanka Ruth Bader Ginsburg ayaa dagaal siyaasadeed oo ku saabsan xilkeeda…
100 Soomaali ah ayaa la filayaa in dowladda Mareykanka Berri (Khamiista iyo Jimcaha) ay dalkeeda ka musaaafuriso, iyadoo dib loogu…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa digniintii ugu cusleyd abid u jeediyey Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo xiisad weyn ay…
Ciidamada Milateriga Iiraan ayaa dhoolatus milateri ka bilaabay Badda Cumaan iyo qeyb ka mida Badweynta India, kaasoo soconaya saddex maalmood,…
Dacwad oogaha idman ee dalka Kenya oo kasoo jeeda Soomaalida dalkaasi Nuurdiin Xaaji oo madaxda ka ah hay’adda Guddiga Anshaxa…
Siyaasi Kenyaan ah ayaa ugu baaqay Madaxweynaha dalkaasi Uhuru Kenyatta inuu telefoon u diro Madaxweynaha dalka ay deriska yihiin ee…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa u coddeeyey qaraar mudadda loogu kordhinayo Xafiiska Howlgalka Soomaaliya ee UNSOM, oo sanad kale…
Shiinaha ayaa laba Gantaal oo kuwa heerkoodu yahay meel dhexe ah ku riday diyaarad wax basaasta oo Mareykanku leeyahay Zoon-ka…
Maxkamad ku taalla dalka Newzealand ayaa xukun ku riday ninkii dad badan oo muslimiin ah ku laayey dalkaasi sannadki hore…
Shirkadda caanka ah ee Baraha bulshada TikTok ayaa shaacisay inay dacwa kusoo oogeyso Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo maamulkiisa oo…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay inuu dalkiisu helay Keyd Gaas dabiici ah kii ugu weynaa taariikhda dalkaasi,…
Ciidamada Badda Iiraan ayaa qabsaday Markab laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, kadib shil ciidamada ilaalada xeebaha Imaaraadka ku dileen laba…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in Turkigu ka fiirsanayo inuu xiriirka u jaro dalka Imaaraadka Carabta, kadib markii…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaacyey inuu xiriir buuxa ay sameysteen labada dal ee saxiibada weyn la ah ee Imaaraadka…
Haweeneyda asalkeedu yahay Soomaali ee ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka Ilhan Cumar ayaa ku guuleysatay doorashada xisbigeeda Dimoqraadiga u galayo…
