Browsing: Caalamka
Maxkamad ku taalla magaalda Washington ee dalka Mareykanka ayaa looga yeeray dhaxal-sugaha Sacuudiga Mohamed Bin Salman, kadib markii uu dacwad…
Dabley ayaa weerar ku qaaday Gaari ay la socdeen shaqaalo Hay’ad gargaar oo ka howlgala dalka Galbeedka Afrika ee Niger,…
Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqay inay dib u dhis ku sameyneyso Dekadda magaalada Beirut ee dalka Lubnaan, iyadoo Amiirka dalka…
Xukuumadda xilka sii heysa ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay fasaxday Qaadkii ka imaaneyay dalka Kenya oo la joojiyey Bishii…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo saray Wareegto dalkiisa looga mamnuucayo shirkadda isticmaalka iyo la-macaamilka barta caanka ah ee bulshada…
Wararkii ugu danbeeyay qaraxyadii is xigay ee ka dhacay xalay Dekadda Magaalada Beyrut ayaa sheegaya in dadka ku dhintay ay…
Qarax aad u weyn ayaa ka dhacay magaaalada Beyruut ee dalka Lubnaan, kaasoo la sheegay inuu ka dhashay waxyaabo qarxa…
Waxaa maanta dunida islaamka si looga ciidayaa maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa, iyadoo xajka sanadkan 1441 H ay gudanayaan dadki…
Xajka sanadkan ayaa maanta ka bilowday dalka Boqortooyada Sacuudiga iyadoo tiradii ugu yareyd ay gudanayaan waajibaadka Xajka, isla markaana lagu…
Maxkamadda Sare ee dalka Sacuudiga ayaa shaacisay xilliga ay ku beegan tahay munaasabadda Ciidul-Adxaa ee sanadkan 1441 Hijriyada.
Boqorka dalka Sucuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa isbitaal loola cararray xalay, sida ay shaacisay Wakaalada Wararka Sacuudiga.
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa socdaal kale saaka uga bilowday magaalada Asmara ee dalka Eritrea.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa uga digay dalka Masar inay faragelin ku sameyso dalka Libya, isagoo balanqaaday inuu sii…
Olole weyn oo burcadnimo dhinaca Internet-ka ayaa xalay saameyn weyn ku yeeshay baraha ay Twitterka ku leeyihiin mas’uuliyiin iyo shaqsiyaad…
Golaha Dasuuriga ah ee u badan Milateriga kana taliya dalka Sudan isbedel ku sameeyay sharciyo u yaallay dalkaas muddo dheer…
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay magacyada labo Nin oo looga qabtay inay ka dambeeyeen dilkii heesaagii caanka ahaa ee Oromada Haacaaalu…
Madaxweynaha midigta fog ee dalka Brazil ninka lagu magacaabo oo ahaa mas’uulka ugu darran ee inkiray inuu jiro cudurka Coronavirus…
Ganacsade Hindi ah ayaa la yimid fekrad cusub oo ka yaabisay dadka, markii uu sameystay Maasgaro ama mask Dahab ah…
Madaxweynaha Algeria Abdimajid Tebun ayaa ka digay in dalka Liibiya uu ku socdo sidii Soomaaliya oo kale, isagoo ka digay…
Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Ahmed ayaa shaaciey in rabshadaha iyo qalalaasaha dalka ka dhacay maalmihii lasoo dhaafay ay ahaayeen…
