Browsing: Caalamka
Askari ka tirsan ciidamada dalka Thailand ayaa si dad badan laayey, kuwo kalena dhaawacay markii uu si aan kala sooc…
Waxaa si weyn loo hadal hayaa geerida ku timid dhaqtar dhalinyaro ah oo markii ugu horeysay ka digay cudurka CoronaVirus…
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya, siyaasiga Soomaalida Kenya ee sida weyn u taageera madaxda dowladda Soomaaliya ayaa ugu…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa ka badbaaday mooshinkii xil ka qaadistiisa ee ay wadeen xildhibaannada Xisbiga Dimoqraadiga markii xalay uu Aqalka Senate-ka…
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa si kulul uga hadlay xaaladda kasoo cusboonaatay faragelinta ay ku sameysay Waqooyiga Syria, markii…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa labada Aqal ee Baarlamaanka Mareykanka u jeediyey khudbadisii sanadlaha ahayd ee 2020-ka, iyadoo ay hareysay mooshinka xil…
Xaalad siyasadeed oo kacsan ayaa ka taagan dalka Suudaan, kadib markii uu soo shaac baxay kulan qarsoodi ah oo dalka…
Hay’adda Amnesty International ayaa ugu baaqday dowladda Kenya inay Soomaaliya dib ugu celiso C/rashiid Xasan C/nuur -wasiirkii Amniga Jubbaland- oo…
Iyadoo xiisad colaadeed ay ka dhex oogantay dalalka Turkiga iyo Syria, kadib markii ciidamada Syria ay duqeyn ku dileen ciidamo…
Ciidamada dalalka Turkiga iyo Syria ayaa dagaal ku dhex maray Gobolka Idlib ee dalka Syria, kadib markii ay halkaasi tageen…
Madaxweynaha Maamulka Falastiin Maxmuud Cabbaas ayaa shaaciyey inuu xiriirka u jaray dowladaha Yuhuudda iyo Mareykanka, kadib “Heshiiskii Qarniga” ee madaxweynaha…
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa ku eedeeyey qaar ka mid ah dalalka Carabta inay taageerayaan qorshaha Bariga Dhexe ee…
Taliyaha taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM, oo guddi hoosaad ka tirsan Aqalka Senate-ka Mareykanka ay maanta su’aalo ka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa u dhawaaqay Qorshihiisa Bariga Dhexe ee mudadda dheer la hadal hayey, isagoo sheegay inuu ka…
Ra’iisal wasaarihii dalka Qatar Sheekh C/llaahi Bin Nasir Al-thani ayaa iska casilay xilkii Ra’iisal wasaaraha dalka Qatar, sida ay shaacisay…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Somaalya Xasan Cali Khayre ayaa telefoon u diray Madaxweyne ku xigeenka dalka Turkiga, isagoo uga tacsiyadeeyay dhibaatadii ka…
Kumanaan qof ayaa isugu soo magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq iyagoo dalbanaya in ciidamada Mareykanka ay ka baxaan dalkaasi.
Warbixin ay qortay Jariirada caanka ah ee New York Times oo ku saabsan weerarkii Alshabaab ku qaaday Saldhigga ciidamada Mareykanka…
Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa maanta shaaciyey in dowladda Soomaalia ay Turkiga ku martiqaaday inuu shidaal ka baaro baddaha Soomaaliya,…
Ciidamada Kenya ayaa qabtay shan qof oo badankooda Soomaali ah, kuwaasoo looga shakiyey inay qorsheynayeen weerarro argagixiso.
