Browsing: Caalamka
Wasiirada Arrimaha dibadda iyo Gaashaandhigga Turkiga ayaa ka hadlay Weerar is-miidaamin qarax ahaa oo ka dhacay kontrol u dhow degmada…
Wasiirka caafimaadka Dalka Turkiga Fahrettin Koca ayaa ka hadlay qaraxa is-miidaaminta ahaa ee maanta lala beegsaday shaqaale Turki ah oo…
Dawladda Djibouti ayaa maanta si rasmi ah uga hadashay bayaankii dhawaan ka soo baxay shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta…
Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Q/Midoobay u qaabilsan Geeska Afrika Parfait Onanga-Anyanga ayaa ka dhoofay magaalada Muqdisho, kadib socdaal qaatay…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Khartoum ayaa sheegaya inay ciidamada dowladda ay hareereeyeen saldhigyada ciidamada gadoodsan ee hay’adda Nabadsugidda dalka…
Ciidamo ka tirsan Nabadsugidda iyo sirdoonka dalka Suuaan ayaa ku dhaqaaqay gadood iyagoo xirtay xarumaha ay ka degan yihiin magaalada…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu isku dhaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada isagoo isku bedelay xilal…
Jeneraalka hoggaamiya ciidamada fallaagada dalka Liibiya ee dagaalka kula jirta dowladda Q/Midoobay aqoonsan tahay ee dalkaasi Gen. Khalifa Haftar ayaa…
Alshabaab ayaa sheegatay weerar kale oo xalay xilli danbe lagu qaaday xarun Isgaarsiin iyo Saldhig Boolis oo ku yaalla degaanka…
Alshabaab ayaa weerar cusub ku qaaday degaanka Kamuthe ee Gaarisa, iyagoo halkaasi ku dilay saddex Macalin oo Kenyaan ah.
Wararka laga helayo dalka Ciraaq ayaa sheegaya in weerar madaafiic ah lagu qaaday saldhig ay ciidamada Mareykanka ku leeyihiin dalka…
Hogaamiyaha ururka hubeysan ee Xisbullaah Sheekh Xasan Nasrallah ayaa kashifay sir badan oo ku saabsan taliyihii ciidamada Qudus ee ilaalada…
Amiirka dalka Qatar Tamim Bin Hamad Al-thani ayaa socdaal aan hore loo shaacin maanta ku tegay magaalada Tehran ee dalka…
Alshabab oo burburisay xaruntii Shirkadda SafariCom ee degaan hoostaga magaalada Mandheera [Sawirro]
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa xilli dambe weerar ku qaaday oo burburisay Xarun ay shirkadda Safaricom ku lahayd degaan ka…
Qoyska reer Aala-Saciid ee xukuma dalka Cumaan ayaa doortay Suldaan cusub oo dalkaasi xukumi doona kadib markii uu geeriyooday suldaankii…
Suldaankii dalka Cumaan Suldaan Qaabuus Bin Saciid ayaa lagu dhawaaqay inuu xalay geeriyooday, kadib muddo uu la xanuunsanayey cudurka Kansarka.
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerar culus ku qaaday xalay saqdii dhexe kadib degaanka…
Dowladda Iiraan ayaa goor dhoweyd shaacisay in si khalad ah ay u soo riday diyaaradii rakaabka ahayd ee dalka Ukraine…
Diyaaradii Ukraine International Airlines ee Arbacadii ku dhacday magaalada Tehran ee dalka Iiraan, kadib markii ay ka duushay Garoonka Imaam…
Wadahadalladii dowladaha Itoobiya, Masar iyo Suudaan ee ku saabsanaa sidii heshiis looga gaari lahaa biyo xireenka weyn ee Renaissance Dam…
