Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»AKHRISO: Dalalka ay kasoo jeedaan dadkii ku dhintay diyaaradii Ukraine Airlines & Iiraan oo loo heyso inay soo riday…

    AKHRISO: Dalalka ay kasoo jeedaan dadkii ku dhintay diyaaradii Ukraine Airlines & Iiraan oo loo heyso inay soo riday…

    January 10, 2020Updated:January 10, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Diyaaradii Ukraine International Airlines ee Arbacadii ku dhacday magaalada Tehran ee dalka Iiraan, kadib markii ay ka duushay Garoonka Imaam Khomeini ayaa waxaa ku dhintay dhammaan shaqaaligii iyo rakaabkii diyaaradda oo gaareyay 176 qof.

    Buburka diyaaradda oo noocedu aha Boieng 737-800 oo ah lahayd Shirkadda Ukraine International Airways ayaa markii hore la sheegay inay sababtay cilad farsamo, laakiin sirdoonka iyo hay’adaha reer galbeedka aya laga soo xigtay inay u badan tahay diyaaradaasi in si khalad ah ay cidamada Iiraan Gantaal ugu soo rideen.

    Tirada dadka ku dhintay iyo dalalka ay kasoo jeedaan ayaa kala ah:

    82 = Iran

    63 = Canada

    11 = Ukraine

    10 = Swedens

    4 = Afghanistan

    3 = Germany

    3 = British

    Ra’iisal wasaaraha Canada oo tiro badan oo dadkiisa ka mida ay ku dhinteen diyaaradda ayaa sheegay in diyaaradda Ukraine lala helay Gantaal sida ay ku heleen warar sirdoon, isagoo dalbaday in baaritaan weyn lagu sameeyo shilkan.

    Sidoo kale Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa muujiyey shakiga laga qabo in si khalad ah diyaaradda Ukraine loo soo diray oo dhibaatadda naxdinta leh uu qof sababay, waxaana hay’adaha Mareykanka iyo Yurub ay isku raacsan yihiin arrinta ah in diyaaradda lasoo riday.

    Iiraan oo markii hore ka cago jiiday inay dhiibto sanduuqa Madow ee keydiya xogta diyaaradaha ayaa ogolaatay in dalkeeda lagu baaro, waxayna aqbashay in baaritaan caalami ah lagu sameeyo diyaaradda dhacday, lakiin waxay isk fogeysay in diyaaradda ay iyadu so riday.

    Maxaa ka jira inay Iiraan si khalad ah u soo riday diyaaradii rakaabka Ukraine Airlines – Boeing 737 -?
    Iran Tehran Top Ukraine Ukraine International Airlines
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWadahadalladii dowladaha Itoobiya, Masar iyo Sudan ee Biyo-xireenka Itoobiya ee Renaissance oo burburay..
    Next Article Puntland oo Qeylo-dhaan kasoo saartay Sharciga Bartoolka ee Laba Aqal Ansixiyeen… [Akhriso Qoraalka]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo