Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Maxaa ka jira inay Iiraan si khalad ah u soo riday diyaaradii rakaabka Ukraine Airlines – Boeing 737 -?

    Maxaa ka jira inay Iiraan si khalad ah u soo riday diyaaradii rakaabka Ukraine Airlines – Boeing 737 -?

    January 9, 2020Updated:January 10, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan diyaaradii dalka Ukraine laga lahaa maalintii Arbacadii ku dhacday magaalada Tehran, wax yar kadib markii ay ka duushay garoonka diyaaradaha Khomeini ay waxaa sii xoogeysanaya wararka sheegaya in diyaaradaasi lagu soo riday Gantaal ay Iiraan si khalad ah ugu toogatay.

    Sirdoonka Mareykanka iyo wasaaradda difaaca dalkaasi ayaa laga soo xigtay in waqtiga ay diyaaradda oo nooceedu ahaa Beoing 737-800 ay ciidamada Iiraan riday laba gantaal, iyadoo laga yaabo in lagu khaldamay diyaaradda, iyadoo xilligaasi ay ahayd saacado ka hor markii ay Iiraan weerar duqeyn gantaallo ah ku qaaday saldhigyada ciidamada Mareykanka ku leeyihiin Ciraaq.

    Saraakiisha Mareykanka ayey kasoo xigteen Warbaahinta inay aaminsan yihiin in diyaaradda Ukraine ay Iiraan si khaldan u toogatay, iyadoo warar kale ay sheegeen in haraaga Gantaal laga helay goobta ay ku dhacday diyaaradda oo aanay cidna ka badbaadin dadkii saarnaa oo gaarayey 176 qof.

    Iiraan ayaa si weyn u diiday warka ku saabsan in diyaaradda Ukraine International Airlines ee 737-800 gantaal lagu soo riday, waxayna ku tilmaantay dacaayad siyaasadeed; waxaana la dalbanayaa in baaritaan madax bannaan lagu sameeyo waxa ku dhacay diyaaraddan.

    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhoweyd sheegay inuu shaki weyn ka qabay diyaaradda Ukraine leedahay, ayna dhici karto in khalad dhacay oo diyaaradda la riday, arrin naxdin lehna ay dhacday, balse aysan arrinta ahayn cilad farsamo.

    Iiraan ayaa hore u diiday inay dhiibto Sanduuqyada madow ee diyaaradda leedahay, taasoo lagu keydiyo xaaladda diyaaradda. Madaxweynaha Ukraine oo dadka ugu badan ay kasoo jeedaan dalkaasi, diyaaraddana lahaa ayaa ku baaqay baaritaan madax bannaan, waxaana lagu dhawaaqay inay madaxweynayaasha Iran iyo Ukraine isku waafaqeen dhismaha Guddi baaritaan.

    Iran Top Ukraine Ukraine International Airlines
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaliyaha Ciidamada Cirka Iran oo shaaciyey kooxaha hubeysan ee qaadi doonta weerarada lala beegsanayo Mareykanka …
    Next Article Madaxweyne Farmaajo oo 40 maalmood kadib safarkiisii ugu horeeyay uga dhoofay dalka, kuna sii jeeda…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo